Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s President Arrives in Djibouti for Strategic Talks with Djibouti Leader

DJIBOUTI — Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Djibouti on Monday for a high-level meeting with Djibouti’s President, Ismaïl Omar Guelleh, Villa Somalia said.   The two leaders are expected to discuss ways to strengthen the longstanding ties and strategic partnership between the neighboring countries. Key topics on the agenda include security cooperation, economic collaboration, political coordination, and efforts to enhance...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti

JABUUTI - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti, caasimadda Jamhuuriyadda walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha dalkaas, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.   Kulankan ayaa looga hadlayaa sidii loo xoojin lahaa xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, iyadoo xoogga la saari doono iskaashiga istaraatiijiga ah ee labada dal. Madaxda...

AUSSOM Statement on foiled Al Shabaab attack on Sabiid- Anole Military Bases

Mogadishu – At approximately 6.30 am today, a group of Al Shabaab militants attempted to attack Forward Operating Bases (FOBs) manned by troops from the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) and the Somali National Armed Forces (SNAF) in Sabiid-Anole town, located southwest of the capital, Mogadishu.   The joint forces successfully repelled the terrorists, forcing them to retreat...

Howlgalka Midowga Afrika oo war kasoo saarey dagaalka Sabiid iyo Caanoole

Sabiid — Shalay aroornimadii, koox dagaalyahanno ah oo katirsan Al-Shabaab ah ayaa isku dayay iney weerar ku qaadaan xeryaha ciidanka Midowga Afrika ee taageerada Soomaaliya (AUSSOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Sabiid iyo Caanoole, oo ku yaalla koonfur-galbeed Muqdisho.   Ciidamada isbahaysiga ayaa si dhaqso leh uga jawaabay weerarka, waxaana ku guuleystay iney argagixisada ka celiyaan goobta, iyagoo...

Soomaaliya oo bogaadisay go’aanka Faransiiska ee aqoonsiga Dowladda Falastiin

  Muqdisho – Soomaaliya ayaa Sabtidii si weyn u soo dhaweeyay tallaabada Faransiiska ee ku aaddan inay aqoonsato Dowladda Falastiin, iyadoo arrinkan ku tilmaantay mid ku saleysan mabda’a caddaalad, kuna yimid waqtigiisa.   Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in go’aanka Faransiisku yahay xaqiijin xuquuqda ummadda Falastiin ee ku aaddan inay yeeshaan dowlad madax bannaan, taas...

Somalia welcomes France’s move toward recognising Palestinian state

  Mogadishu – Somalia has expressed strong support for France’s declared intention to recognise the State of Palestine, calling it a significant and timely move that aligns with international calls for a two-state solution.   The Somali Ministry of Foreign Affairs issued a statement welcoming the announcement, framing it as a reaffirmation of Palestinian rights and a step toward long-term peace in...

Clashes between factions within Al-Shabaab in central Somalia leave three dead

GALGADUD, Somalia (AFP) — Fierce fighting erupted Wednesday afternoon in the God Shillan area of central Somalia’s Galgadud region, leaving at least three al-Shabaab militants dead and seven others wounded, local sources said.   The clashes occurred between rival factions within the al-Qaeda-linked insurgent group, reportedly triggered by internal disputes whose exact nature remains unclear. The fighting broke out between forces...

Dagaal culus oo ka dhacay gobolka Galgaduud [Fahfaahin]

GALGADUUD – Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo hubeysan uu galabta ka dhacay deegaanka God Shillan, oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Qaayib iyo Xiindheere.   Dagaalkan ayaa dhexmaray dagaalyahano kawada Al-Shabaab, kuwaas oo la sheegay inay isku khilaafeen arrimo gudaha ah oo aan wali si rasmi ah loo shaacin. Ilo wareedyo deegaanka ah ayaa...

Somalia’s defence minister accuses Puntland leader of fueling division over seized arms ship

MOGADISHU — Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, has launched a sharp rebuke against Puntland President Said Abdullahi Deni, accusing him of promoting division and undermining national unity amid a deepening row over a weapons-laden ship seized by PMPF near Bareeda town last week.   In remarks delivered in Mogadishu, Minister Fiqi said federalism is a system of governance meant...

Wasiir Fiqi oo si kulul u weeraray Madaxweynaha Puntland, kuna eedeeyay kala qeybinta Qaranka

MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u dhaleeceeyay Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, isagoo ku eedeeyay inuu wado siyaasado lagu kala fogeynayo shacabka Soomaaliyeed iyo burburinta mabaadii’da federaalka.   Fiqi oo hadal ka jeediyay Muqdisho ayaa sheegay in nidaamka federaalka uu yahay qaab maamul lagu dhiso dowladnimo wadaag ah, balse aysan mamnuuc ahayn in...

WARAR KALE

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...

Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla...

MANDHEERA - Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay...

Three officers injured as Al-Shabaab attacks elite SOG camp in Mandera

MANDERA, Kenya - Three police officers were injured after suspected Al-Shabaab militants attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, Lafey Sub-County, Mandera...