Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xildhibaan Caano Nuug oo Dowladda Dhexe ku Eedeeyay Kicinta Dagaal ka Socda Gobolka Gedo

MUQDISHO – Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caano Nuug), oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Shabelle TV ku sheegay in dowladda dhexe ay mas'uul ka tahay xiisadda dagaal ee ka aloosan gobolka Gedo.   Xildhibaanku wuxuu si kulul u dhaliilay dowladda, isagoo ku eedeeyay in ay qalalaaso iyo fowdo ka kicisay...

Somalia: Federal Government accuses Jubaland leader of fueling fresh conflict in Gedo

MOGADISHU, July 25, 2025 – Somalia’s federal government on Friday accused Jubaland regional president Ahmed Madobe of inciting violence in the southern Gedo region following a deadly clash in the town of Beled-Xaawo.   The attack, which targeted National Army positions and civilian areas, resulted in civilian casualties. Authorities allege the assault was carried out by troops loyal to Madobe, to escalate...

Fartaag: Waa In La Xisaabtamaa Kuwa Daadinaya Dhiigga Shacabka Jubaland

MUQDISHO, 25 Luulyo 2025 — Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Madaxweyne Axmed Madoobe inuu hurinayo colaadda Gobolka Gedo, kadib dagaalkii ka dhacay magaalada Beled-Xaawo.   Weerarkan ayaa sababay khasaare nafeed oo gaaray muwaadiniin Soomaaliyeed, waxaana ujeeddadiisu tahay, sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda, inuu eedeysanuhu sii balaariyo dambiyada uu horay u galay, isla markaana uu sii kala fogeeyo shacabka reer Jubaland, gaar...

Khilaaf Adag oo Ka Dhex Taagan Puntland iyo DFS oo ku aadan Markabka Sea World

Boosaaso, Puntland – Xiisad siyaasadeed oo xooggan ayaa ka taagan xeebaha Puntland kaddib markii maamulka goboleedkaasi uu qabtay markab xamuul ah oo laga leeyahay dalka Comoros, kaasoo sida hub ay leedahay dowladda Turkiga.   Markabkan oo lagu magacaabo Sea World ayaa la qabtay 18-kii bishan Luulyo, iyadoo dowladda Puntland ay sheegtay inay baaritaan ku waddo milkiyadda dhabta ah ee qalabka milatari...

Heavy fighting erupts in southern Somalia after Al-Shabaab attack

Sabiid & Caanoole, Somalia – Fierce fighting broke out early Friday in the Sabiid and Caanoole area of southern Somalia’s Lower Shabelle region after Al-Shabaab militants launched a coordinated assault on military positions held by Somali government forces and Ugandan troops serving under the African Union Mission in Somalia (AUSSOM).   Local residents reported that the attack began with a series...

Weerar Qaraxyo Ku Bilaabmay oo Gilgilay Deegaanka Sabiid iyo Caanoole

Sabiid & Caanoole, Shabeellaha Hoose – Dagaal xooggan ayaa saaka waaberigii ka qarxay deegaanka Sabiid iyo Caanoole kadib markii maleeshiyada Al-shabaab ay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhigyo ay halkaas ku lahaayeen ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Uganda ee howlgalka AUSSOM.   Dadka deegaanka ayaa sheegay in weerarka uu ku bilaabmay qaraxyo aad u xooggan oo jugtooda laga maqlay tuulooyin ka durugsan...

Puntland refuses Somalia and Turkey’s demands to release weaponry on ship

The standoff continues between the government of the semi-autonomous region of Puntland and the federal government of Somalia over a cargo ship loaded with Turkish weaponry that is being detained.   The government of Puntland insists it is investigating the true ownership of the military hardware on the vessel, rejecting the calls by both the federal government of Somalia and Turkey...

Visa Denial Triggers Attack on Somali-Dutch Woman in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Kaaho Maslah, 27, a Dutch woman of Somali origin, survived a brutal attack by her husband in Mogadishu after she tried leaving him.   Her husband struck her face, neck, and cheeks repeatedly with a heavy marble floor stone called mutuleel, causing serious injuries. “He used the stone to destroy me,” Kaaho said. “I begged him to stop. I...

Somalia and Azerbaijan Hold Talks in Baku to Expand Cooperation

  BAKU, July 24, 2025 – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdusalan Abdi Ali, held talks Thursday in Baku with his Azerbaijani counterpart, Jeyhun Bayramov, aimed at strengthening bilateral ties and expanding cooperation in key sectors.   The meeting focused on enhancing collaboration in trade, agriculture, energy, education and security, according to a joint statement issued after the talks. Both...

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Azerbaijan Baku ku kulmay

BAKU – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Baku Wasiirka Arrimaha Dibadda Azerbaijan, Mudane Jeyhun Bayramov.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo kobcinta iskaashiga ku saabsan ganacsiga, beeraha, tamarta, waxbarashada iyo amniga. Wasiirrada ayaa hoosta ka xarriiqay...

WARAR KALE

Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla...

MANDHEERA - Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay...

Three officers injured as Al-Shabaab attacks elite SOG camp in Mandera

MANDERA, Kenya - Three police officers were injured after suspected Al-Shabaab militants attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, Lafey Sub-County, Mandera...

Somali President Holds Security Talks in Jowhar, Urges Community Support for Elections

MOGADISHU, June 13 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held key meetings in the town of Jowhar on Saturday with security officials and traditional...