Somali Defence Minister Holds Talks With Turkish Defence Industries Chief at SAHA 2026
ISTANBUL — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi held talks in Istanbul with Haluk Görgün, chairman of Turkey’s Defence Industry Agency, during the SAHA 2026 exhibition, Somali officials said Thursday.
The discussions focused on opportunities for cooperation in defence and security, military capacity-building, and strategic initiatives to strengthen Somalia’s defence capabilities, according to a statement released by the Somali government.
The...
Somali Defence Minister Meets Turkish Defence Industries Chief at SAHA 2026
ISTANBUL — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi met Turkey’s defence industries chief Haluk Görgün in Istanbul during the SAHA 2026 exhibition, Somali officials said on Wednesday.
The talks focused on defence and security cooperation, military capacity-building and strategic efforts aimed at strengthening Somalia’s defence capabilities, according to a statement from the Somali government.
The two sides also discussed expanding cooperation...
Nabdoon Xalane oo shacabka Dayniile ugu baaqay in ay dhulkooda difaacdaan
Muqdisho – Iska horimaad saacado qaatay ayaa ka dhacay xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile, kadib markii shacabka deegaanka ah oo kasoo horjeeda barakicinta dowlada iyo ciidamada booliska ay isku dhaceen.
Iska horimaadka ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida la xaqiijiyay, waxaa ku dhintay wiil yar oo lagu magacaabi jiray Musamil Yuusuf Cusmaan, kaas oo da’diisu ahayd 3...
Xasan Cali Kheyre oo Cambaareeyay Xarigga Dhalinyaro iyo Suxufiyiin Loogu geystay Muqdisho
Muqdisho – Musharrax madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa si adag u cambaareeyay xarigga xalay magaalada Muqdisho loogu geystay dhalinyaro iyo xubno ka tirsan wariyeyaasha ka howlgala caasimadda.
Qoraal uu ku daabacay bartiisa bulshada ayuu Kheyre ku sheegay in ciidamada dowladda ay xireen wariye Rowdo Xasan Taakilo, Xamdi Cabdi Caddoow, Cabdixamid Cabdikariim Xuseen, Cabdixakiim Muxudiin Sheekh Cali, iyo Muscab Mire Indhayare,...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Istanbul Kula Kulmay Guddoomiyaha Warshadaha Difaaca Turkiga
Istanbul – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Prof. Dr. Haluk Görgün, Guddoomiyaha Hay’adda Warshadaha Difaaca ee Turkiga, intii lagu guda jiray Bandhigga SAHA 2026.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray fursadaha iskaashi ee dhinacyada difaaca iyo amniga, horumarinta awoodaha ciidamada, iyo aragtiyo istaraatiiji ah oo lagu xoojinayo awoodda difaaca Soomaaliya.
Labada dhinac ayaa sidoo...
Safiirka Soomaaliya ee Tunisia oo Gudbiyay Nuqulka Waraaqaha Aqoonsiga Danjirenimo
TUNIS – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Algeria, ahna Safiirka aan deggeneyn ee Tunisia, Danjire Yusuf Axmed Xasan, ayaa si rasmi ah nuqulka waraaqaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tunisia.
Nuqulka waraaqaha aqoonsiga ayaa waxaa guddoomay Wasiirka Arrimaha Dibadda Tunisia Mohamed Ali Nafti, xilli munaasabadda ay ka dhacday xarunta dhexe ee wasaaradda arrimaha dibadda ee magaalada...
Wasiirrada Difaaca Soomaaliya iyo Suudaan oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga
Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca dalka Suudaan, General Hassan Daoud Kabroun, intii lagu guda jiray Bandhigga Warshadaha Difaaca ee SAHA 2026 oo ka socda magaalada Istanbul.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Suudaan, gaar ahaan dhinacyada difaaca...
Somalia’s Non-Resident Ambassador to Tunisia Presents Credentials Copy
TUNIS, Tunisia — Somalia’s Ambassador to Algeria and non-resident envoy to Tunisia, Yusuf Ahmed Hassan, on Wednesday formally presented copies of his credentials to Tunisia’s Foreign Ministry, Somali officials said.
The credentials were received by Tunisia’s Foreign Minister Mohamed Ali Nafti during a ceremony held at the ministry’s headquarters in Tunis.
The event took place in what officials described as a...
Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Hoggaamiyaha Burkina Faso
Burkina Faso – Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Burkina Faso ayaa kulan gaar ah la yeeshay Hoggaamiyaha Dowladda Burkina Faso, Kabtan Ibrahim Traoré.
Wasiirka ayaa Hoggaamiyaha Burkina Faso gaarsiiyay farriin rasmi ah oo uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada...
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga furayo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM (OHCHR)
Geneva – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in markii ugu horreysay taariikhda dalka laga furo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (OHCHR), kaddib heshiis rasmi ah oo maanta lagu kala saxiixday magaalada Geneva ee dalka Switzerland.
Heshiiska ayaa waxaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u saxiixday Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, halka...










