Former Somali Planning Minister Warns President Against Term Extension
Mogadishu, Somalia– Former Somali Minister of Planning, Abdirahman Caynte, has issued a stern warning to President Hassan Sheikh Mohamud against extending his presidential term beyond the constitutional limit, as political tensions continue to rise ahead of the country’s upcoming elections.
Speaking on Tuesday evening at the launch of a new political party in Mogadishu, which he now leads, Caynte called...
Caynte oo Digniin Culus u Diray Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka, Abdiraxman Caynte, ayaa xalay khudbad kulul ka jeediyey xaflad lagu daahfurayey xisbi cusub oo uu hogaaminayo, taasoo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Khudbaddiisa ayaa si gaar ah diiradda u saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo digniin adag u jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Caynte ayaa uga digay madaxweynaha in uusan isku dayin inuu...
Somali PM, Swiss Ambassador Discuss Stronger Ties and Development Support
Mogadishu — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday held talks with Switzerland’s Ambassador to Somalia, Mr. Mirko Giulietti, at his office in Mogadishu to discuss strengthening bilateral relations and cooperation between the two nations.
During the meeting, Prime Minister Barre highlighted the progress achieved under his government, known as DanQaran, reaffirming his administration’s commitment to steering Somalia toward...
Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay safiirka Switzerland u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho, Talaado 15 Luulyo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya Mr. Mirko Giulietti, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Safiirka la wadaagay guulaha ay Xukuumadda DanQaran xaqiijisay iyo sida ay uga go’an tahay in Soomaaliya ay...
Qarax Miino oo Ka Dhacay Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya
GARISSA, Kenya, Luulyo 15 – Ugu yaraan laba qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax miino lala eegtay gaari ay la socdeen, sida ay xaqiijiyeen ilo amni iyo masuuliyiin deegaanka ah.
Qaraxa oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Ijaara iyo Bodhai ee gobolka Garissa ayaa lagu beegsaday ciidamo Kenyan ah, iyadoo...
Two villagers killed in IED explosion in Bodhai, Garissa, Kenya
GARISSA, Kenya - Two people were killed in an explosion that hit their car in Bodhai, Madah Adon, Garissa County.
The incident happened after an IED hit their car, police and locals said of the July 13 night incident.
Those who died were identified as Mohamed Shabel Bashir and Abdikadir Muhumed Salat, and are from the area, police said.
They were later...
Somali government Boosts Security in Mogadishu After Al-Shabaab Mortar Attacks
MOGADISHU, July 15 – Somali authorities have reinforced security measures in the capital, Mogadishu, following months — and in some areas, years — of sporadic mortar attacks that have targeted residential districts.
Heavily armed units from the National Intelligence and Security Agency (NISA) have been deployed across western parts of the city, particularly in areas where mortars were frequently launched...
Dowladda Soomaaliya oo Xoojisay Amniga Muqdisho Kadib Weerarro Hoobiyayaal Ah
MUQDISHO, Luulyo 15 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u xoojisay amniga magaalada Muqdisho, kaddib weerarro hoobiyayaal ah oo muddo bilooyin iyo sannado ah lagu garaacayay qeybo kamid ah caasimadda.
Ciidamo si gaar ah u tababaran oo katirsan Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa la geeyay galbeedka Muqdisho, si ay uga hortagaan hoobiyeyaasha laga soo tuuro degmooyinka...
Puntland President to Visit Ethiopia Amid Tensions with Somali Government
GAROWE, Somalia, July 15 – Puntland President Said Abdullahi Deni is set to travel to Ethiopia in the coming days for an official visit aimed at strengthening ties and signing a series of cooperation agreements, sources close to the regional administration said.
Deni is expected to begin his trip in the Somali region, where local authorities are preparing a formal...
Deni oo Safar Ku Tegaya Itoobiya, Heshiisyo Cusubna La Geli Doona Xukuumadda Abiy Axmed
GAROWE, Soomaaliya - Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu dhawaan safar rasmi ah ku tegi doono dalka Itoobiya, halkaas oo la filayo inuu heshiisyo muhiim ah la saxiixdo madaxda sare ee dalkaasi.
Xogtu waxay tilmaamaysaa in meelaha ugu horreeya ee uu Madaxweyne Deni booqan doono ay tahay magaalada Jigjiga, halkaas...









