Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland oo shaacisay inaysan aqoonsanayn SSC-Khaatumo

GAROOWE – Puntland ayaa si rasmi ah u sheegtay inay soo dhoweyneyso go’aankii kasoo baxay Isimada Beesha Dhulbahante 6-dii February 2023 ee magaalada Laascaanood, kaas oo muujinayay mowqif cad oo ku saabsan aayahooda siyaasadeed, iyadoo sidoo kale Puntland ay door muuqda ku lahayd halgankii dib loogu soo celiyay gacanta beesha Dhulbahante magaalada Laascaanood iyo guud ahaan gobolka Sool, 25-kii...

Somalia interior minister hosts traditional leaders from Somali Region in Ethiopia 

LASANOD, Somalia – Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Ali Yusuf Ali Hosh, on Wednesday evening hosted a reconciliation dinner in Lasanod for a delegation of traditional elders from Ethiopia’s Somali Region, who are visiting SSC-Khaatumo to support ongoing peace efforts.   The minister, who is on an official visit to the region, expressed his gratitude to the elders’...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Xoosh oo la kulmay Guddiga Nabadda [Sawirro]

Laascaanood – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay Guddiga Isimada ah ee ka yimid Dowlad Deegaanka Soomaaliyeed, kuwaas oo safar nabadeed ku jooga magaalada Laascaanood ee xarunta SSC-Khaatumo.   Wasiir Cali Xoosh ayaa uga mahadceliyay dadaalka iyo niyadda wanaagsan ee Guddiga Isimada, kuwaas oo uu hoggaaminayo Garaad...

Trump imposes 3.5% tax on remittances, raising concerns for Somali families

WASHINGTON – The United States has officially implemented a new 3.5% tax on money transfers sent abroad, a move that is expected to significantly affect millions of households, including Somali families who rely heavily on remittances for daily survival.   The tax is part of a broader economic policy known as the “One, Big, Beautiful Bill,” signed into law earlier this...

Trump oo soo rogay Canshuur Cusub oo saameynaysa Nolosha Malaayiin Qoys oo Soomaaliyeed

WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u dhaqan gelisay canshuur dhan 3.5% oo lagu soo rogay lacagaha xawaaladaha ah ee loo diro dalalka dibadda, taasoo si weyn u saameyn doonta malaayiin qoys oo ay ku jiraan kuwa Soomaaliyeed, kuwaasoo nolol maalmeedkooda ku tiirsan lacagaha ay usoo diraan qoysaskooda dibadda ku nool.   Canshuurtaan cusub ayaa qayb ka ah siyaasadda...

Blast kills three Kenyan soldiers on road near Somali border

NAIROBI - A blast has killed three Kenyan soldiers patrolling a road in the east of the country near the Somali border, the military said.   The al-Qaeda-linked group al Shabaab said on its website that at least two Kenyan soldiers were killed and others wounded in a blast that targeted a convoy in a similar area on Tuesday, but it...

Qarax Ka Dhacay Bariga Kenya oo Dilay Saddex Askari oo Kenyan ah

KENYA - Saddex askari oo Kenyan ah ayaa lagu dilay qarax lala beegsaday kolonyo ay ku jireen xilli ay ku jireen howlgallo kormeer ah meel u dhow xadka Soomaaliya, sida ay sheegtay ciidamada difaaca Kenya. Kooxda Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacida ayaa ku sheegtay boggeeda in ugu yaraan labo askari Kenyan ah lagu dilay qaraxa halka kuwo kalena lagu...

Ethiopia Arrests Dozens of Suspected ISIS Militants Linked to Somalia Faction

ADDIS ABABA - Ethiopia has arrested dozens of suspected Islamic State militants, who it claimed have been trained and deployed to carry out operations across the country, the state-affiliated Fana broadcaster reported.   The 82 suspects were part of Islamic State’s Somalia affiliate, which operates in the semi-autonomous Puntland region, according to a statement by the National Intelligence Security Services which...

Somali Government Expresses Regret Over Deadly Incident in Sanaag’s Dhahar District

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation has expressed regret over a "tragic incident" that occurred on Tuesday in Dhahar district, located in the contested Sanaag region.   In an official statement, the federal government said it was deeply saddened by the incident, offering condolences to those affected and expressing solidarity with the local population. “The Federal Government...

Dowladda oo Ka Hadashay DagaalkaKa Dhacday Degmada Dhahar

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay war-saxaafadeed ay kaga hadleyso dhacdo naxdin leh oo ka dhacday degmada Dhahar ee gobolka Sanaag.   War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka xun tahay dhacdadaas, iyadoo tacsi u dirtay ehellada dadka waxyeelladu soo gaartay, islamarkaana ay la xanuunsanayso shacabka ku...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...