Somali National Army Chief on official visit to Italy
ROME, Italy - The military delegation visited the Italian Armed Forces Headquarters, where they were welcomed by Italy’s Chief of Defence, General Luciano Portolano.
During the visit, General Odawa and his delegation held meetings with General Portolano and other senior military officials to discuss areas of mutual interest and potential cooperation between the armed forces of Somalia and Italy.
The talks...
Somalia, UK hold talks to push to deepen security ties
Mogadishu – Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, met on Wednesday with the newly appointed British ambassador to Somalia, Charles Nicholas King, at the Ministry of Defence headquarters in Mogadishu, officials said.
The two discussed ways to strengthen bilateral cooperation in the areas of security, counter-terrorism, and defence reform, according to a statement released by the Somali Ministry of...
Maxay Fiqi iyo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Ingiriiska kawada hadleen?
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles Nicholas King.
Labada mas’uul ayaa ka wadahadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, gaar ahaan dhinacyada amniga, la-dagaallanka argagixisada, iyo dib-u-habeynta ciidamada dalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in kulanka diiradda lagu saaray...
Puntland State of Somalia reaffirms unity amid SSC-Khatumo autonomy efforts
GAROWE, Somalia – The Puntland regional government has reiterated its commitment to unity and constitutional order, amid renewed calls by the Dhulbahante clan for local self-administration following last year's declaration in Lasanod.
In a statement released on Wednesday, the Ministry of Interior, Federal Affairs, and Democratization of Puntland expressed support for the February 6, 2023 resolution by Dhulbahante elders in...
Puntland oo shaacisay inaysan aqoonsanayn SSC-Khaatumo
GAROOWE – Puntland ayaa si rasmi ah u sheegtay inay soo dhoweyneyso go’aankii kasoo baxay Isimada Beesha Dhulbahante 6-dii February 2023 ee magaalada Laascaanood, kaas oo muujinayay mowqif cad oo ku saabsan aayahooda siyaasadeed, iyadoo sidoo kale Puntland ay door muuqda ku lahayd halgankii dib loogu soo celiyay gacanta beesha Dhulbahante magaalada Laascaanood iyo guud ahaan gobolka Sool, 25-kii...
Somalia interior minister hosts traditional leaders from Somali Region in Ethiopia
LASANOD, Somalia – Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Ali Yusuf Ali Hosh, on Wednesday evening hosted a reconciliation dinner in Lasanod for a delegation of traditional elders from Ethiopia’s Somali Region, who are visiting SSC-Khaatumo to support ongoing peace efforts.
The minister, who is on an official visit to the region, expressed his gratitude to the elders’...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Xoosh oo la kulmay Guddiga Nabadda [Sawirro]
Laascaanood – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay Guddiga Isimada ah ee ka yimid Dowlad Deegaanka Soomaaliyeed, kuwaas oo safar nabadeed ku jooga magaalada Laascaanood ee xarunta SSC-Khaatumo.
Wasiir Cali Xoosh ayaa uga mahadceliyay dadaalka iyo niyadda wanaagsan ee Guddiga Isimada, kuwaas oo uu hoggaaminayo Garaad...
Trump imposes 3.5% tax on remittances, raising concerns for Somali families
WASHINGTON – The United States has officially implemented a new 3.5% tax on money transfers sent abroad, a move that is expected to significantly affect millions of households, including Somali families who rely heavily on remittances for daily survival.
The tax is part of a broader economic policy known as the “One, Big, Beautiful Bill,” signed into law earlier this...
Trump oo soo rogay Canshuur Cusub oo saameynaysa Nolosha Malaayiin Qoys oo Soomaaliyeed
WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u dhaqan gelisay canshuur dhan 3.5% oo lagu soo rogay lacagaha xawaaladaha ah ee loo diro dalalka dibadda, taasoo si weyn u saameyn doonta malaayiin qoys oo ay ku jiraan kuwa Soomaaliyeed, kuwaasoo nolol maalmeedkooda ku tiirsan lacagaha ay usoo diraan qoysaskooda dibadda ku nool.
Canshuurtaan cusub ayaa qayb ka ah siyaasadda...
Blast kills three Kenyan soldiers on road near Somali border
NAIROBI - A blast has killed three Kenyan soldiers patrolling a road in the east of the country near the Somali border, the military said.
The al-Qaeda-linked group al Shabaab said on its website that at least two Kenyan soldiers were killed and others wounded in a blast that targeted a convoy in a similar area on Tuesday, but it...









