Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President Launches National Consultations Ahead of Elections, Constitutional Reforms

Mogadishu, June 05, 2025 : In accordance with President Hassan Sheikh Mohamud’s call for broad-based national consultations articulated in his Eid al-Fitr message on 30 March 2025, the President has embarked on a dialogue with a wide array of national leaders.   This initiative seeks to attentively consider their concerns and perspectives on advancing critical national priorities, including the ongoing efforts...

Farmaajo oo si kulul uga hor yimid Shirka Qaranka ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqey

MOGADISHU, 5 Juun 2025 — Madaxweynaha hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed, oo si weyn loogu yaqaan Farmaajo, ayaa si kulul uga hadlay qorshaha wadatashiga qaran ee uu soo jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Mohamud, isagoo ku tilmaamay mid "ka reeban" qaybo muhiim ah isla markaana ku eedeeyay inuu wado ajande siyaasadeed oo hal dhinac ah.   War-saxaafadeed uu soo saaray Farmaajo...

Farmaajo Criticizes Somali President’s National Dialogue as “Exclusionary”

MOGADISHU, June 5, 2025 — Former Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed, widely known as Farmajo, on Thursday sharply criticized President Hassan Sheikh Mohamud’s proposed national dialogue, labeling it “exclusionary” and accusing Mohamud of advancing a unilateral political agenda.   In a strongly worded statement, Farmajo warned that the ongoing constitutional amendments and the imposition of an electoral process without broad consensus...

New Mogadishu mayor Muungaab takes office, outlines 9-point agenda

MOGADISHU, Somalia – Dr. Hassan Mohamed Hussein Muungaab officially took office as the new governor of Banadir region and mayor of Mogadishu on Wednesday night during a handover ceremony held at the Mogadishu City Hall.   In a powerful speech, Muungaab reflected on his previous tenure, highlighting his contributions to the reconstruction of the municipal headquarters. He pledged renewed efforts to...

Muungaab oo si rasmi ah xafiiska ula wareegay, kuna dhawaaqay qorsheyaal cusub

Muqdisho – Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa xalay si rasmi ah ula wareegay xilka, kadib munaasabad ka dhacday xarunta Dowladda Hoose ee Xamar.   Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, xubno ka socday maamulka gobolka, saraakiil amni iyo marti sharaf kale. Muungaab oo halkaasi ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay...

Xildhibaan sheegay inuu India ku galay afduub iyo xaalad caafimaad oo daran

Muqdisho – Xildhibaan Yoonis Shaare oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa xaalad murugo leh ka sheegay nolol adag oo uu kala kulmay safar caafimaad oo uu ku tagay dalka Hindiya, sida uu ku sheegay wareysi uu siiyay warbaahinta Shabelle.   Xildhibaanka ayaa sheegay in markii uu u safray Hindiya uu rajaynayay in uu helo daryeel caafimaad iyo daaweyn uu baahi u...

Helicopter Crashes in Al-Shabaab-Controlled Area in Central Somalia

Mogadishu, Somalia — A military helicopter crashed Wednesday in Maqdis, a village near Xawaadleey in Somalia’s central Shabelle region, an area controlled by the militant group Al-Shabaab.   Reports indicate the helicopter was hit by heavy weapon fire from Al-Shabaab fighters, forcing it down. Three personnel on board, believed to be part of the African Union Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM),...

Diyaarad Helikopter ah oo ku Dhacday Deegaan ay Al-Shabaab Maamusho [Fahfaahin]

Shabeellada Dhexe – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaaraddii nooca kumaatiga u kaca ee helikopterka, oo ku dhacday deegaanka Maqdis, oo ku yaalla duleedka deegaanka Xawaadleey ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.   Wararka ayaa sheegaya in diyaaradda lagu dhuftey hub xooggan oo ay Al-Shabaab leeyihiin, taasoo sababtay in diyaaradda ay dhacdo. Diyaaradda ayaa la...

Somalia Specifically Targeted in New US Travel Ban

WASHINGTON — The United States government on Wednesday announced a new travel ban that specifically includes Somali nationals, barring them from entering the country.   The proclamation, signed by President Donald Trump, directly affects Somalis seeking to travel to the US, with the administration citing the measure as necessary to protect the country from “foreign terrorists” and other security threats. Somalia is...

Soomaaliya oo Si Gaar ah Loogu Beegsaday Mamnuucidda Socdaalka Mareykanka

WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii ku dhawaaqday mamnuucid cusub oo laga saaray socdaalka, iyadoo Soomaalida si gaar ah loogu daray liiska muwaadiniinta aan loo ogolaan doonin inay galaan gudaha dalka Mareykanka.   Amarkan oo uu saxiixay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa si toos ah u saameynaya Soomaalida doonaya inay u safraan Mareykanka, isagoo sheegaya in tallaabadan looga golleeyahay “in dalka...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...