Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

BAAQ: Xildhibaanada Dowlada Federaalka

Qoraalkan wuxuu si toos ah ugu wargelinayaa Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya in xilka iyo mas’uuliyadda saaran ay tahay mid qaran. Waxaa lagu baraarujinayaa inay ku dhaqmaan dastuurka, ka fogaadaan ku tiirsanaanta beesha caalamka, ayna u istaagaan xalinta arrimaha dalka si mas’uuliyad leh.   Waxaa idiin hartay dhowr bilood oo uu sii jiro Baarlamaankan, waana fursad dahabi ahoolagu sixi karo waddada qaldan(ismariwaaga siyaasadeed)...

Somalia’s Danab Forces Seize Weapons, Kill Over 40 Al-Shabaab Fighters in Lower Juba Operation

Mogadishu, Somalia — Somali elite forces from the Danab commando unit have seized a large cache of weapons from the militant group Al-Shabaab during a military operation in the Barjaale area of Lower Juba region, officials said Thursday.   The offensive, carried out in recent hours near the Afmadow district, resulted in the deaths of more than 40 Al-Shabaab fighters, including...

Ciidamada Danab oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab oo Ka dhacay Jubbada Hoose

KISMAAYO, Soomaaliya - Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa hub tiro badan kusoo bandhigay gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo ay ka soo furteen kooxda Al-Shabaab, kadib howlgallo culus oo ay saacadihii la soo dhaafay ka fuliyeen deegaanka Barjaale oo hoos taga degmada Afmadow.   Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalkaasi ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay dileen in ka badan 40...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo xoojinaya iskaashiga iyo xiriirka diblomaasiyadeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Arbacadii ku qaabilay xafiiskiisa ee magaalada Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Pier Mario Daccò Coppi, iyadoo labada mas’uul ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo ballaarinta iskaashiga laba geesoodka ah.   Kulanka ayaa lagu muujiyay muhiimadda xiriirka soo jireenka ah ee ka...

Somalia, Italy seek to deepen cooperation in key sectors during high-level diplomatic meeting

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, on Wednesday received Italian Ambassador to Somalia, Pier Mario Daccò Coppi, for high-level talks aimed at enhancing bilateral relations and broadening cooperation between the two countries.   The meeting, held at the Foreign Ministry headquarters in Mogadishu, underscored the longstanding historical ties between Somalia and Italy, a...

UN raises concerns over Somalia’s counterterrorism laws, calls for judicial reforms

MOGADISHU, Somalia — The United Nations has expressed deep concern over Somalia’s counterterrorism legislation, particularly the broad powers granted to security agencies and the widespread use of military courts to try civilian cases.   Ben Saul, the UN Special Rapporteur on the promotion and protection of human rights while countering terrorism, said during an official visit to Somalia that the country’s...

QM oo walaac ka muujisay shuruucda la dagaallanka argagixisada ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Hay'adda Qaramada Midoobay ayaa muujisay walaac xoogan oo ku saabsan qaabka ay Soomaaliya u maareyneyso sharciyada la xiriira la dagaallanka argagixisada, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray awoodaha ballaaran ee la siiyay hay’adaha amniga iyo adeegsiga maxkamadaha ciidan ee kiisaska madaniga ah.   Qareenka Gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha argagixisnimada, Ben Saul, ayaa intii uu...

Duqeymo xoogan oo lagu beegsaday Al-Shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya – Diyaarado dagaal oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin saaxiibada caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ayaa duqeymo culus ka fuliyay deegaano hoos yimaada degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.   Duqeymaha ayaa si gaar ah uga dhacay dhulka Howdka, oo loo arko meel ay kooxda Al-Shabaab ku leeyihiin...

Airstrikes Target Al-Shabaab Bases in Central Somalia, Local Fighters Withdraw

MOGADISHU, Somalia — Heavy airstrikes struck rural areas near Adan Yabal district in Somalia’s Middle Shabelle region late Wednesday, targeting suspected Al-Shabaab militants, according to local sources.   The aerial bombardment, believed to have been conducted by aircraft from countries allied with the Somali government, focused on the Howd area — a known hideout for Al-Shabaab fighters. Residents reported hearing loud...

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Leader in Operation, says NISA

Mogadishu, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) announced on Sunday that its elite forces, Gaashaan, killed a senior Al-Shabaab commander during a planned operation late Saturday night.   The statement, which did not disclose the name of the slain leader, confirmed that the operation took place in the Sabiid area of the Lower Shabelle region. The report also...

WARAR KALE

Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer...

Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka...

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa

DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada...

Somali Opposition Accuses Government of Targeting Political Rivals

MOGADISHU, Somalia — Somali opposition leaders on Wednesday accused the federal government of using security forces to intimidate political opponents and called for an...