Ciidamada Puntland oo Howlgal Ku dilay hogaamiye katirsan Kooxda Daacish
Bosaaso – Ciidamada difaaca Puntland ayaa wada howlgal xooggan oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysaneysa Buuraha Cal Miskaad, kuwaas oo muddooyinkii dambe isku dayay inay mar kale xoojiyaan joogitaankooda gobolka Bari.
Howlgalkan oo soconaya maalmihii u dambeeyay ayaa ka dhacaya dhul buuraley ah oo ay kooxdaasi ka degan tahay meelo muhiim ah, waxaana la xaqiijiyay in ciidamada...
Safiirka Cusub ee Boqortooyada Ingiriiska oo Soo Gaaray Muqdisho
Muqdisho, Soomaaliya – May 20, 2025 – Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Charles King, ayaa si rasmi ah u yimid magaalada Muqdisho, isaga oo si buuxda u bilaabaya shaqadiisa diblomaasiyadeed ee dalka.
Safiir King ayaa hogaamin doona safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, waxaana diiradda lagu saarayaa xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya labada...
New UK Ambassador Arrives in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - Charles King has arrived in Mogadishu to assume his role as His Majesty’s Ambassador to the Federal Republic of Somalia.
He will lead the British Embassy in Somalia, focusing on strengthening the partnership between the United Kingdom and Somalia across various sectors, including governance, development, security, and humanitarian efforts.
Landing in Mogadishu, the new ambassador said:
“It is an...
Tensions Rise in Somalia’s Middle Shabelle as Troops and Armored Vehicles Pour In
Jowhar, Somalia – May 20, 2025 – Heavy fighting looms in Somalia’s Middle Shabelle region as government troops, backed by armored vehicles and senior officials, pour into the area in a renewed offensive against the militant group Al-Shabaab.
President of Hirshabelle State, Ali Gudlawe, accompanied by former regional officials, including ex-governor Ahmed Mayre Makaraan and political figure Ahmed Faal, arrived...
Gobolka Sh/Dhexe oo Galay Xaalad Dagaal, Ciidamo iyo Gaadiid Gaashaaman oo Kusii Qulqulaya
Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya – Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa xilligan galay xaalad dagaal ah, iyadoo ay kusii qulqulayaan ciidamo badan iyo gaadiid dagaal oo ay hoggaaminayaan masuuliyiin sare oo ka tirsan maamulka Hirshabelle.
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo masuuliyiin hore xilal uga soo qabtay maamulkaasi, sida guddoomiyihii hore ee gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Mayre Makaraan iyo Axmed Faal, ayaa gaaray furimaha...
Dowladaha Carabta oo si adag u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO – Masar, Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay weerar ismiidaamin ah oo Axaddii ka dhacay meel u dhow saldhigga milatari ee Damaanyo, magaalada Muqdisho, kaasoo sababay khasaare naf iyo maalba leh.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Masar ayaa war-saxaafadeed ku sheegtay in ay "si xooggan u cambaareyneyso" weerarka, iyadoo muujisay taageero buuxda oo ay la garab taagan...
Arab states condemn suicide bombing near military base in Somali capital
CAIRO - Egypt, Qatar, and the United Arab Emirates (UAE) strongly condemned a suicide bombing Sunday near a military base in the Somali capital, Mogadishu.
In a statement, Egypt’s Foreign Ministry denounced the attack near Damaanyo military base “in the strongest terms” and expressed full solidarity with Somalia.
Condolences were extended to the victims’ families and the Somali people, with wishes...
AFRICOM halts disclosure of Somalia airstrike casualties amid Trump policy review
MOGADISHU, May 20 – The United States Africa Command (AFRICOM) has announced a temporary halt to the release of information regarding casualties from its airstrikes in Somalia, as the administration of President Donald Trump continues to shape its military policy for the region.
Since Trump took office in January 2025, the U.S. has conducted at least 24 airstrikes targeting ISIS...
AFRICOM oo joojisay shaacinta khasaaraha duqeymaha ka dhaca Soomaaliya
WASHINGTON - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay in uu si ku-meel-gaar ah u joojinayo faafinta faahfaahinta ku saabsan khasaaraha ka dhasha duqeymaha ay ka fuliyaan gudaha Soomaaliya.
Go’aankan ayaa yimid iyadoo maamulka cusub ee Madaxweyne Donald Trump uu weli dejinayo siyaasaddiisa ku aaddan howlgalka militari ee Soomaaliya.
Tan iyo markii Trump xafiiska la wareegay bishii January 2025, Mareykanka...
Hirshabelle President Visits Frontlines in War-gaadhi, Vows to Defeat Al-Shabaab
WAR-GAADHI, Somalia — The President of Somalia’s Hirshabelle State, Ali Abdullahi Hussein (Ali Gudlawe), paid a morale-boosting visit to the frontline town of War-gaadhi in the Middle Shabelle region, where security forces and local allied militias continue operations against the militant group Al-Shabaab.
During the visit, President Gudlawe held a series of meetings with senior military officials leading the offensive....








