Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia, Azerbaijan sign agriculture cooperation deal to boost food production

BAKU, Azerbaijan – Somalia’s Minister of Agriculture and Irrigation, Mohamed Abdi Hayir (Maareeye), signed a memorandum of understanding (MoU) with Azerbaijan’s Minister of Agriculture, Majnun Mammadov, in Baku on Monday, aiming to deepen bilateral cooperation in agricultural development.   The agreement focuses on collaboration in agricultural investment, the exchange of modern irrigation and electrification techniques, joint research initiatives, and support for...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Saabsan Horumarinta Beeraha

Baku, Azerbaijan – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan kula saxiixday Wasiirka Beeraha ee Azerbaijan, Majnun Mammadov, heshiis is-afgarad (MoU) oo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal ee dhanka beeraha.   Heshiiskan cusub ayaa diiradda saaraya iskaashi ballaaran oo ku saabsan maalgashiga beeraha, is-weydaarsiga hababka...

Fahfaahin ku saabsan gaadiid lagu afduubey gobolka Shabeellaha Dhexe [Wareysi]

JOWHAR, Soomaaliya - Gobolka Shabeelada Dhexe gaar ahaan tuulooyin hoostaga Deegaanka Wargaadhi waxaa ku afduuban ilaa 7 gaari oo ay saaranyihiin 130 rakaab ah oo kusii socday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kana ambabaxay Muqdisho.   Dadkan ayaa isugu jira waayeelo, haween iyo caruur waxaana wararku sheegayaan in mudo labo maalin ah ay ku afduubanyihiin halkaasi laga soo bilaabo shalay Afar...

Somalia’s Security Minister, Police Chief Close Training for Officers

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, and Police Commissioner Major General Asad Osman Abdullahi on Monday presided over the closing ceremony of a specialized training program for members of the Somali Police Force’s Darwish unit.   The training, conducted by the European Union Capacity Building Mission in Somalia (EUCAP), focused on enhancing officers’ capacity to...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo Taliyaha Booliiska oo Tababar Ciidan usoo Xiray 

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa si wadajir ah u soo xiray tababar gaar ah oo loo qabtay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Booliiska.   Tababarkan oo uu bixiyay howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUCAP) ayaa diiradda saarayay kor u qaadista xirfadaha...

SOMALIA: South West State forces launch offensive against Al-Shabaab in Lower Shabelle

BAIDOA, Somalia – Security forces from Somalia’s South West State on Sunday launched a major military operation against Al-Shabaab militants in several villages under Walanweyn district in the Lower Shabelle region, officials said.   The offensive targeted the areas of Yaaqbariwayne, Leego, and Carmoole, following intelligence reports that Al-Shabaab fighters were mobilizing in the region. "Our forces responded swiftly and conducted a...

Ciidamada Koonfur Galbeed oo fuliyay Howlgal Ka Dhan ah Al-Shabaab

BAYDHABO, Soomaaliya - Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa maanta howlgal culus ka fuliyay deegaanno hoos yimaada degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii ay heleen xog sheegaysa in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadeen deegaannada Yaaqbariwayne, Leego iyo Carmoole.   Ciidamada ayaa si degdeg ah uga falceliyay xogtaasi, waxaana ay fuliyeen weerar qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday xarumo...

Seven Passenger Vehicles Hijacked in Central Somalia, Over 130 People Abducted

JOWHAR, Somalia – Armed assailants hijacked seven passenger vehicles traveling from Mogadishu to Gaalkacyo over the weekend, abducting more than 130 people in Somalia’s Middle Shabelle region, a local transport official said on Monday.   The hijacking occurred between the areas of Wargaadhi and Cad Cadeey, according to Mohamed Daahir Cirbayare, chairman of the Gaalkacyo Transport Committee. The passengers included women,...

Gaadiid kusii jeeday Gaalkacyo oo lagu afduubey Gobolka Shabeellaha Dhexe

Jowhar, Soomaaliya – Kooxo hubeysan ayaa afduub u geystay gaadiid rakaab ah oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, iyadoo falkaasi ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Wargaadhi iyo Cad Cadeey ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Gaadiidkan afduubka loo geystay ayaa lagu soo waramayaa in ay saarnaayeen in ka badan 130 qof oo isugu jira...

Somalia, IMF Hold Key Talks in Nairobi to Boost Economic Development and Secure Investments

Nairobi, Kenya – Somalia’s Finance Ministry and the International Monetary Fund (IMF) have convened a pivotal meeting in Nairobi aimed at advancing the country’s economic development and securing investment for its productive sectors.   The four-day meeting, led by Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige, brings together representatives from various government offices, including the President’s and Prime Minister’s offices, as well...

WARAR KALE

Farmaajo oo Garab Istaag u Muujiyay Garsoore Cumar Cartan

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu khadka taleefanka kula xiriiray garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan,...

Bandow lagu soo Rogay Baydhabo Xilli Doorashada Hoggaanka Koonfur Galbeed ay ka Dhacayso

BAYDHABA - Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay bandow laga hirgelinayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyadoo  lagu wado inay ka dhacdo...

Wasiirka Warfaafinta oo Daah furay Dib u habeyn Lagu Sameeyay Kaydka Radio Muqdisho

MUQDISHO - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta furay dib-u habeyn yo dayactir lagu sameynayay...