SOMALIA: South West State forces launch offensive against Al-Shabaab in Lower Shabelle
BAIDOA, Somalia – Security forces from Somalia’s South West State on Sunday launched a major military operation against Al-Shabaab militants in several villages under Walanweyn district in the Lower Shabelle region, officials said.
The offensive targeted the areas of Yaaqbariwayne, Leego, and Carmoole, following intelligence reports that Al-Shabaab fighters were mobilizing in the region.
"Our forces responded swiftly and conducted a...
Ciidamada Koonfur Galbeed oo fuliyay Howlgal Ka Dhan ah Al-Shabaab
BAYDHABO, Soomaaliya - Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa maanta howlgal culus ka fuliyay deegaanno hoos yimaada degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii ay heleen xog sheegaysa in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadeen deegaannada Yaaqbariwayne, Leego iyo Carmoole.
Ciidamada ayaa si degdeg ah uga falceliyay xogtaasi, waxaana ay fuliyeen weerar qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday xarumo...
Seven Passenger Vehicles Hijacked in Central Somalia, Over 130 People Abducted
JOWHAR, Somalia – Armed assailants hijacked seven passenger vehicles traveling from Mogadishu to Gaalkacyo over the weekend, abducting more than 130 people in Somalia’s Middle Shabelle region, a local transport official said on Monday.
The hijacking occurred between the areas of Wargaadhi and Cad Cadeey, according to Mohamed Daahir Cirbayare, chairman of the Gaalkacyo Transport Committee. The passengers included women,...
Gaadiid kusii jeeday Gaalkacyo oo lagu afduubey Gobolka Shabeellaha Dhexe
Jowhar, Soomaaliya – Kooxo hubeysan ayaa afduub u geystay gaadiid rakaab ah oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, iyadoo falkaasi ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Wargaadhi iyo Cad Cadeey ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Gaadiidkan afduubka loo geystay ayaa lagu soo waramayaa in ay saarnaayeen in ka badan 130 qof oo isugu jira...
Somalia, IMF Hold Key Talks in Nairobi to Boost Economic Development and Secure Investments
Nairobi, Kenya – Somalia’s Finance Ministry and the International Monetary Fund (IMF) have convened a pivotal meeting in Nairobi aimed at advancing the country’s economic development and securing investment for its productive sectors.
The four-day meeting, led by Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige, brings together representatives from various government offices, including the President’s and Prime Minister’s offices, as well...
Shir Dhaqaalaha Soomaaliya looga hadlayo oo ka furmay dalka Kenya
Nairobi, Kenya - Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF, shirkan oo diiradda lagu saarayo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa maalgelin ku saabsan horumarinta ilaha wax soo saarka Soomaaliya.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige oo hoggaaminaya xubnaha...
Somali Elder Accuses Federal Government of Sowing Division in Gedo Region
Doolow, Somalia — A prominent traditional elder from Doolow, a key border town in Somalia’s Gedo region, has sharply criticized the federal government over its recent decision to lift a months-long flight ban on the town, accusing Mogadishu of fostering division and inflaming local tensions.
In remarks to local media, the elder expressed skepticism about the government's intentions, claiming the...
Oday Dhaqameed kasoo jeeda Doolow oo ka hadlay xayiraadii duulimaadyada degmadaas
Doolow, Gedo — Mid kamid ah odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa si adag uga hadlay xayiraadii shalay dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka qaaday duulimaadyadii mudo bilooyin ah ka maqnaa degmadaas, taasoo sababtay go'doon dhanka isu socodka ah oo gobolka kusoo rogmey.
Odayga oo la hadlay warbaahinta maxalliga ah ayaa dowladda ku eedeeyay in aysan...
Xildhibaan Jeesow: Dowladda waxay noqotay Xasan baa u weyn Xasan baa u yar
MUQDISHO, Soomaaliya - Daahir Amiin Jeesow, oo kamid ah Xildhibaanada Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu awooddii dalka gacantiisa kusoo koobey xili dalka uu wajahayo caqabado amni iyo kuwa siyaasadeed.
“Ciidankii dalka furimaha ayaa lagu laayey, wixii dhintay iyo wax nool ayaa la kala garan la’yahay, Dowladdaana waxay noqotay Xasan baa u weyn Xasan...
Somalia, Qatar Discuss Boosting Bilateral Cooperation and Development Support
MOGADISHO, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met Sunday with Qatar’s Ambassador to Somalia, Dr. Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, to discuss strengthening bilateral cooperation between the two brotherly nations.
During the meeting held at the Prime Minister’s office in Mogadishu, both officials explored ways to enhance Qatar’s support for Somalia’s national priorities, particularly in the areas of...









