Soomaaliya iyo Qatar oo kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar.
Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay sidii dowladda Qatar ay uga taageeri...
Somali government Reopens Dolow Airstrip After Security Closure
MOGADISHU - Somalia's Ministry of Internal Security announced Sunday the reopening of the Dolow airstrip in the Gedo region, lifting a ban on domestic flights imposed following a security incident last year.
The Security Minister of Somalia, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, said in a statement sent to the newsrooms that the decision was made to address the needs of Gedo...
At least 11 killed as heavy rains lash Mogadishu, says mayor
MOGADISHU, Somalia, May 11 – At least 11 people have been killed in Mogadishu following unusually heavy rains that have battered the Somali capital in recent days, the city’s mayor said Saturday.
"Eleven people have died due to the rains. I was told that such rainfall hasn't been seen in the past nine years," Mogadishu Mayor Mohamed Ahmed Amir told...
Duqa Muqdisho: “11 Qof Ayaa Ku Dhintay Roobabkii Ugu Xooganaa 9 Sano ee la soo dhaafay”
Muqdisho – Duqa Magaalada Muqdisho, Maxamed Axmed Amiir, ayaa sheegay in ugu yaraan 11 qof ay ku dhinteen roobabkii xooganaa ee ka da’ay caasimadda iyo nawaaxigeeda, isagoo xusay in roobkan uu yahay kii ugu culusaa ee magaalada ka da’a muddo 9 sano ah.
“11-qof ayaa ku dhintay roobabka. Muddo 9 sano ah roob sidan oo kale ah lama arag,” ayuu...
Dowladda Soomaaliya oo dib u furtay duulimaadka Garoonka Doolow
MUQDISHO, Soomaaliya - War kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa lagu shaaciyay in xayiraadii socdaalka dhanka cirka laga qaadey degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Tallaabadan ayaa imaanaysa xili dhawaan shirkii Gollaha Wadatashiga Qaran laga soo saarey go'aanno, qaarkood lidi ku ah Jubaland, oo dowladda la filayo inay u dhisto maamul cusub, oo Gedo fadhigiisu yahay.
Inta badan degmooyinka gobolka waxaa maamula...
Mogadishu Mayor Unveils New Drainage System Plan to Address Flooding
MOGADISHU, Somalia – The Mayor of Mogadishu, Mohamed Ahmed Amir, has announced a new initiative aimed at constructing a modern drainage system to address the city’s persistent flooding during rainy seasons.
The mega project is supported by senior officials of the Somali federal government, who are working together to ensure its successful implementation.
The new drainage system is designed to mitigate...
Guddoomiye Amiir oo Wada Qorshe Biyo-Mareeno Cusub loogu sameynayo Muqdisho
MUQDISHO – Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Maxamed Axmed Amiir, ayaa shaaca ka qaaday qorshe cusub oo lagu dhisayo biyo-mareeno cusub si loo xalliyo dhibaatooyinka fatahaadaha ee ka jira Muqdisho.
Qorshahan cusub ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo laga go'an yahay in la hirgeliyo si loo hubiyo in magaalada ay hesho bulaacado...
Sudan Accuses Puntland of Facilitating Military Support to RSF via Bosaso Airport
KHARTOUM – Sudan's Ministry of Foreign Affairs has officially lodged a complaint with the Federal Government of Somalia, accusing Puntland's regional administration of using Bosaso Airport as a hub for transporting mercenaries and military supplies to Sudan’s Rapid Support Forces (RSF).
In a formal letter, Khartoum claims that the airport has become a strategic point for the movement of fighters and...
Sudan oo dacwad ka gudbisay Puntland oo noqotay xarun hubka loo mariyo RSF
KHARTUUM - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Sudan ayaa si rasmi ah ugu gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya cabasho rasmi ah oo ka dhan ah Maamulka Puntland, iyagoo ku eedeeyay in Garoonka Diyaaradaha Boosaaso uu noqday xarun istiraatiiji ah oo ay ka baxaan ciidan iyo saanad militari oo loo geeyo ciidamada RSF.
Sida lagu sheegay warqadda rasmiga ah ee ay Sudan...
WAREYSI: Maxaa ka jira in la sii daayey Sayid Cali-gii Xaaskiisa gubay?
MUQDISHO, Soomaaliya - Aabaha Luul C/casiis ayaa beeniyay muuqaal baraha warar sheegaya in lasii daayay Sayid Cali, oo ku xiran xabsiga, kuna xukuman dil toogasho ah.
Aabe C/casiis oo la hadlay Shabelle TV ayaa sheegay in Sayid Cali xiran yahay, islamarkaana aysan la socon macluumaadka baraha bulshadda lagu faafiyay maanta.
Wuxuu xusay in go'aankoodii hore aan waxba iska bedelin, oo ay...









