Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sudan Accuses Puntland of Facilitating Military Support to RSF via Bosaso Airport

KHARTOUM – Sudan's Ministry of Foreign Affairs has officially lodged a complaint with the Federal Government of Somalia, accusing Puntland's regional administration of using Bosaso Airport as a hub for transporting mercenaries and military supplies to Sudan’s Rapid Support Forces (RSF).   In a formal letter, Khartoum claims that the airport has become a strategic point for the movement of fighters and...

Sudan oo dacwad ka gudbisay Puntland oo noqotay xarun hubka loo mariyo RSF

KHARTUUM - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Sudan ayaa si rasmi ah ugu gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya cabasho rasmi ah oo ka dhan ah Maamulka Puntland, iyagoo ku eedeeyay in Garoonka Diyaaradaha Boosaaso uu noqday xarun istiraatiiji ah oo ay ka baxaan ciidan iyo saanad militari oo loo geeyo ciidamada RSF.   Sida lagu sheegay warqadda rasmiga ah ee ay Sudan...

WAREYSI: Maxaa ka jira in la sii daayey Sayid Cali-gii Xaaskiisa gubay?

MUQDISHO, Soomaaliya - Aabaha Luul C/casiis ayaa beeniyay muuqaal baraha warar sheegaya in lasii daayay Sayid Cali, oo ku xiran xabsiga, kuna xukuman dil toogasho ah.   Aabe C/casiis oo la hadlay Shabelle TV ayaa sheegay in Sayid Cali xiran yahay, islamarkaana aysan la socon macluumaadka baraha bulshadda lagu faafiyay maanta. Wuxuu xusay in go'aankoodii hore aan waxba iska bedelin, oo ay...

Somali President Mulls Replacing Mogadishu Mayor – Sources

MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud is considering removing the Mayor of Mogadishu and Governor of the Benadir region, Mohamed Ahmed Amir, barely five months after his appointment, reliable sources told Shabelle Media.   Amir was appointed to the post on December 10, 2024, but sources close to the presidential palace say the head of state has grown dissatisfied...

XOG – Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaadaya duqa Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Xog gaar ah oo ay heshay Warbaahinta Shabelle ayaa muujinaysa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu qorsheynayo in uu xilka ka qaado Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Maxamed Axmed Amiir, oo la magacaabay xilkaasi 10-kii December 2024.   Ilo xog ogaal ah oo ku dhow dhow Madaxtooyada Qaranka ayaa sheegay in Madaxweynaha...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

Muqdisho, 10 May 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, oo booqasho shaqo ku yimid caasimadda Muqdisho.   Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee SSC-Khaatumo, gaar ahaan arrimaha horumarka, nabad-dhisidda, iyo dhismaha hay’adaha dowladnimada ee ka hanaqaaday deegaannada maamulkaas. Madaxweyne Cabdiqaadir ayaa warbixin ka siiyay Madaxweyne Xasan Sheekh...

Somalia president holds talks with SSC-Khaatumo leader in Mogadishu

MOGADISHU, May 10, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday received SSC-Khaatumo State President Cabdiqaadir Ahmed Aw-Ali in Mogadishu for high-level talks focused on governance, security, and national reconciliation.   The meeting, held at Villa Somalia, marked the first official working visit by the SSC-Khaatumo leader since the region intensified efforts to formalize its administrative status within the federal...

Kenyan Supreme Court Rejects Asset Seizure From Ex-Somali Diplomat

NAIROBI, Kenya - Supreme Court of Kenya has rejected a government bid to confiscate a house worth Sh110 million and cash totaling Sh8.6 million, owned by Gibriel Cusman Mohamed, a former Somali diplomat. Authorities had accused Mohamed of links to Yemeni terrorist networks.   The Asset Recovery Agency (ARA), representing the government, argued that the house located on Eldama Ravine Road...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo diiday in lala wareego Guri iyo Lacag uu leeyahay diblomaasi Soomaali ah

NAIROBI - Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa diiday codsi dowladda Kenya ku dooneysay inay ku la wareegto guri ku kacaya $833,000 iyo lacag dhan $65,000 oo uu leeyahay Jibriil Cusman Mohamed, diblumaasi Soomaaliyeed oo hore. Dowladda ayaa ku eedaysay inuu xiriir la leeyahay shabakad argagixiso oo Yemen fadhigeedu yahay.   Hay’adda Qabashada Hantida (ARA) ayaa sheegtay in guriga ku yaalla Westlands,...

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

MOGADISHU, Somalia  — Torrential rains that lashed the Somali capital of Mogadishu overnight have left more than 10 people dead, caused significant destruction, and disrupted movement across key parts of the city, locals said Saturday.   The worst-hit area was the Ceelqalow neighborhood in Wadajir district, along with several other low-lying districts, where flash floods collapsed homes and swept away personal...

WARAR KALE

Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer...

Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka...

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa

DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada...

Somali Opposition Accuses Government of Targeting Political Rivals

MOGADISHU, Somalia — Somali opposition leaders on Wednesday accused the federal government of using security forces to intimidate political opponents and called for an...