Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shirkadda Turkiga ee Akkon Lines oo Si Rasmi ah uga Howlgashay Dekedda Muqdisho

MUQDISHO – Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay shirkadda maraakiibta ee Akkon Lines oo laga leeyahay dalka Turkiga, taas oo markii ugu horreysay si rasmi ah uga howlgaleysa Soomaaliya.   Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Maareeyaha Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed...

NISA oo Gacanta Ku Dhigtay Walxo Qaraxyo Laga Sameeyo oo Loo Wadey Al-Shabaab

SHABEELLAHA HOOSE – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada deegaanka, ayaa howlgal qorsheysan ku qabtay walxo kiimiko ah oo loo adeegsado samaynta qaraxyada, kuwaas oo la sheegay in loo waday kooxda Al-Shabaab.   War-saxaafadeed ay soo saartay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi uu yimid kadib markii ciidamada ammaanka ay muddo ku daba jireen dhaqdhaqaaqyo la xiriiray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaasi oo uu ka daah-furay mashaariic horumarineed iyo xarumo dowladeed oo muhiim u ah horumarka deegaanka.   Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehlinayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa xarigga...

Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital

JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of Jowhar during an official visit to the capital of Hirshabelle state, officials said.   Mohamud, accompanied by Hirshabelle President Ali Abdullahi Hussein, cut the ribbon on the newly constructed Hirshabelle Presidential Palace, as well as new buildings...

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office on Thursday following a handover ceremony held at the presidential palace in Baidoa.   Madobe took over the administration from Jibril Abdirashid Haji Abdi, who had been serving as the interim head of the regional state in...

Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo.   Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xilka kala wareegay Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo muddooyinkii la soo...

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic State-linked militants in northeastern Nigeria, killing more than 200 fighters and destroying key insurgent infrastructure.   In a statement posted on X, AFRICOM said the operations formed part of broader efforts to degrade Islamic State-affiliated groups operating...

Somali Elite Forces Conduct Security Operations, Reconciliation Efforts in Lower Shabelle

MOGADISHU – Somalia's elite Danab Special Forces said they had carried out security operations and community reconciliation efforts in the town of Yaaqbariwayne in the Lower Shabelle region, as authorities seek to weaken the influence of the Islamist militant group Al-Shabaab.   The 161st Unit of the 16th Danab Brigade said the operations were aimed at strengthening civilian security and disrupting...

Dalalka Afrika oo Soo Jiidanaya Maalgashi Caalami ah Kadib Dib u habayn Dhaqaale

London – Dalal badan oo Afrika ah, oo ay ku jiraan Nigeria, Uganda, Ghana, Zambia iyo Masar, ayaa bilaabay inay soo jiitaan maalgashi shisheeye oo cusub kadib sannado ay ku jireen dib-u-habayn dhaqaale iyo maamul, sida uu sheegay madaxa fulinta ee Standard Chartered ee Afrika.   Dalu Ajene, oo ah Madaxa Fulinta iyo Madaxa Daboolka Afrika ee bangiga Standard Chartered, ayaa...

AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko Haram iyo Daacish ka Tirsan

Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram iyo Daacish ee ka dagaallama waqooyi-bari Nigeria, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 200 xubnood oo ka tirsan kooxahaasi.   AFRICOM ayaa qoraal ay ku baahisay barta X ku sheegtay in howlgaladaasi ay qayb ka yihiin...

WARAR KALE

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Muqdisho Ku Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

MUQDISHO - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer...

Muqdisho oo Lagu Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Dhiig-bixinta

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryan Maxamed Xuseen, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Ganacsato Ka Socda Talyaaniga

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka...