Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Kulan la Qaatay Waxgaradka Gobolka Mudug

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka, waxgaradka, siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta dowladeed ee kasoo jeeda gobolka Mudug.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha dowlad-dhiska, horumarinta adeegyada bulshada iyo xoojinta horumarka dalka, iyadoo Ra’iisul Wasaaruhu uu dhageystay talooyin iyo aragtiyo ay soo jeediyeen qeybaha kala...

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo loo Dhaariyay Xilka

Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, kaas oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.   Ajendaha kulanka ayaa ahaa dhaarinta Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Intii uu socday kulanka,...

Somali President Travels to Uganda for Museveni Inauguration

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud traveled to Kampala on Monday to attend the inauguration ceremony of Ugandan President Yoweri Museveni, scheduled to take place on May 12.   Museveni is set to be sworn in for a seventh term in office after recently securing re-election, extending his decades-long rule in Uganda. Leaders and senior officials from several countries...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Duulay Uganda si uu uga Qaybgalo Caleemo-saarka Museveni

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa u safray magaalada Kampala ee dalka Uganda si uu uga qaybgalo caleemo-saarka Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, oo lagu wado inuu qabsoomo Talaadada, 12-ka May 2026. Museveni ayaa markii toddobaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxtinimada Uganda, kaddib markii dhowaan mar kale loo dhaariyay hoggaanka dalkaas. Hoggaamiyeyaal kala duwan oo ka socda dalalka xiriirka la...

Democratic Elections Held Peacefully in Somalia’s South West State

BAIDOA, Somalia — Local council elections in Somalia’s South West state were held peacefully in the district of Waajid after polling stations closed and vote counting began, election officials said on Monday.   Officials from the district’s electoral commission said voting proceeded smoothly, with ballots now being formally counted following the end of polling. A representative of the Waajid election commission said...

Cali Balcad oo Beeniyey Wararka la Xiriira Kulan ay Safaaradda Mareykanka u Qabaneyso DFS iyo Mucaaradka

MUQDISHO — Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Ali Balcad, ayaa beeniyay wararka sheegaya in Embassy of the United States in Somalia ay qabanqaabinayso kulan u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka si xal looga gaaro khilaafka ka taagan hanaanka doorashooyinka dalka.   Cali Balcad ayaa sheegay in aanu jirin kulan loo qorsheeyay 13-ka bishan May, isla markaana safaaradda Mareykanka aysan si...

Somali government Rejects Claims of Planned U.S.-Mediated Election Talks With Opposition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s state minister for foreign affairs, Ali Balcad, on Monday denied reports that the Embassy of the United States in Somalia was preparing to host talks between the federal government and opposition leaders aimed at resolving a dispute over the country’s electoral process.   Speaking at X space, Balcad said there were no plans for a meeting on...

Doorashada Golaha Deegaanka oo ka Dhacday Deegaannada maamulka Koonfur Galbeed

Baydhabo – Doorashada golaha deegaanka ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si nabad ah uga dhacday degmada Waajid, kaddib markii ay xirmeen xarumaha codbixinta ee degmadaasi.   Mas’uuliyiinta guddiga doorashooyinka degmada Waajid ayaa sheegay in codbixintu u dhacday si habsami leh, iyadoo hadda si rasmi ah u socoto tirinta codadka ay shacabka dhiibteen. Wakiilka guddiga doorashooyinka degmada ayaa tilmaamay in xaaladda...

Somali PM Says Government Focused on Security, Democratic Transition

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre said the federal government is prioritizing security, institutional rebuilding and the implementation of an inclusive democratic system, as the country pushes ahead with political and economic reforms.   Speaking during celebrations marking Europe Day in Mogadishu, Barre praised the continued support provided by the European Union and its member states to Somalia,...

Dowladda Soomaaliya oo Xoogga Saaraysa Xoojinta Amniga iyo Dimuqraadiyadda

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si weyn diiradda u saartay xoojinta amniga, dib-u-dhiska hay’adaha dowladda iyo hirgelinta hannaan dimuqraadiyadeed loo dhan yahay.   Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay munaasabad lagu xusayay Maalinta Yurub (Europe Day) ayaa bogaadiyey taageerada joogtada ah ee Midowga Yurub iyo dowladaha xubnaha ka ah...

WARAR KALE

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...

Somaliland Leader Meets Israeli Defence Minister as Both Sides Signal Deeper Security Ties

JERUSALEM, June 17 – Israeli Defence Minister Israel Katz said on Tuesday that Israel and Somaliland had cooperated for years on a series of...

Kenyan Troops Honoured by African Union for Service in Somalia Mission

KISMAYO, Somalia – Kenyan troops serving under the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) have been awarded medals by the African...