Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wareysi: Xildhibaan Dhabancad oo ka hadlay arrimaha Dastuurka iyo Doorashada Soomaaliya

MUQDISHO, May 6, 2025 – Xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay arrimaha la xiriira wax ka beddelka Dastuurka iyo hannaanka doorashooyinka dalka, isagoo tilmaamay in shacabka Soomaaliyeed aysan jirin cid gaar ah oo u gooni ah oo wax u meteli karta.   “Dadka Soomaaliyeed wax uusan u wadajirin Gobol gaar...

Somalia’s Lower House Speaker Returns from Arab Parliament Speakers’ Conference in Algiers

MOGADISHU, May 6, 2025 – The Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), returned to Mogadishu on Monday following his participation in the Arab Parliament Speakers’ Conference held in Algiers, the capital of Algeria.   The Speaker, accompanied by a high-level delegation of Somali lawmakers and parliamentary officials, was warmly...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdigiisa oo Dalka Kusoo Laabtay 

Muqdisho, May 6, 2025 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah ugu soo laabtay dalka, kadib safar shaqo oo uu ku tagay magaalada Algiers ee caasimadda dalka Algeria.   Safarkan ayaa la xiriiray ka qeybgalka shirweynaha Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Wadamada Carabta. Shirka oo socday dhowr maalmood ayaa diiradda lagu saaray xoojinta...

Somalia Committed to Boosting Local Food Production for Economic Self-Reliance –  PM

MOGADISHO, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre said Monday that his government is fully committed to promoting domestic food production as a key step toward economic self-reliance and long-term development.   Speaking at the opening of the National Conference on Food and Agriculture Investment in Mogadishu on Monday, Barre highlighted the need to reduce dependency on food imports and...

Xamsa: “Xukuumadda DanQaran waxay ka go’an tahay kobcinta wax-soosaarka gudaha”

MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta sheegay in Xukuumadda DanQaran ay si buuxda uga go’an tahay horumarinta waxsoosaarka gudaha, si loo gaaro isku filnaansho cunto iyo koboc dhaqaale oo waara.   Hadalkaan ayaa ka mid ahaa khudbadda uu ka jeediyay daahfurka Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha, oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa...

Hirshabelle President Opens 17th Parliamentary Session, Praises Role in Anti-Militant Efforts

JOWHAR, Somalia – The president of Somalia’s Hirshabelle State, Ali Abdullahi Hussein (Gudlawe), on Monday officially opened the 17th session of the regional parliament in Jowhar, highlighting political stability and ongoing efforts against Al-Shabaab.   The session began with a welcome from Parliamentary Speaker Abdihakim Luqman Haji Mohamed, who commended lawmakers for their work and urged continued focus on legislative responsibilities. In...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Si Rasmi ah u Furay Kalfadhiga 17-aad ee Baarlamaanka

JOWHAR, 5-May-2025 – Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta si rasmi ah u furay kal-fadhiga 17-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle, munaasabad ka dhacday xarunta Baarlamaanka ee magaalada Jowhar.   Furitaanka kal-fadhiga ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle, Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, oo soo dhaweeyay Madaxweynaha, isagoo xildhibaannada ugu baaqay in ay si hufan uga shaqeeyaan mas'uuliyadaha...

Ciidamada Gaarka ah ee Danab oo Howlgallo Ka Fuliyey Gobolka Jubbada Hoose

KISMAYO, Soomaaliya – Ciidamo ka tirsan kuwa gaarka ah ee Danab oo ay garab siinayaan boolis si gaar ah u tababaran oo ka tirsan Jubaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey qaybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose, iyaga oo beegsanaya xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha amniga Isniinta Maanta ah.   Howlgalka wadajirka ah ayaa diiradda saaray burburinta...

Somali Forces Conduct Joint Operation Against Al-Shabaab in Lower Juba region

KISMAYO, Somalia — Somali special forces from the elite Danab unit, backed by specially trained Jubaland police, carried out a coordinated operation in parts of the Lower Juba region targeting Al-Shabaab militants, officials said Monday.   The joint offensive focused on dismantling Al-Shabaab infrastructure in areas believed to have been used to plan and launch attacks, according to military sources. Several militant...

Former Somali President Shariif Sheikh Ahmed Meets U.S. Ambassador in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Former Somali President Shariif Sheikh Ahmed met with U.S. Ambassador to Somalia Richard Riley in Mogadishu on Sunday to discuss political and security developments and the ongoing state-building process in the country.   The meeting focused on strengthening the historical ties between the two nations and underscored the importance of political stability as Somalia prepares for nationwide elections...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...