Somalia: NCC Opens in Mogadishu Under President’s Chairmanship
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Consultative Council conference opened Tuesday in the capital, Mogadishu, with President Hassan Sheikh Mohamud presiding over discussions focused on national security, anti-terror operations, economic development, humanitarian conditions, and the country’s electoral process.
The summit brings together leaders from the federal government, regional states, including Galmudug, Hirshabelle, South West, and SSC-Khatumo, as well as the...
Shirkii Gollaha Wadatashiga Qaranka oo Ka Furmay Muqdisho
Muqdisho – Talaado, 6-da May 2025: Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Shirka oo horay labo jeer dib loo dhigay sababo la xiriira khilaafaad ku saabsan qaybinta awoodaha iyo ka qeybgal la’aanta qaar ka mid ah dhinacyada, ayaa hadda si rasmi ah...
SSC-Khaatumo Leader pays a courtesy call on Galmudug President Ahead Of NCC Talks
MOGADISHO, Somalia – The leader of the SSC-Khaatumo regional government, Abdiqadir Ahmed Aw-Cali (Firdhiye), visited the President of Galmudug, Ahmed Abdi Karie (Qoor Qoor), in a meeting that served as both a courtesy call and a political consultation.
During the meeting in Mogadishu, the two regional leaders engaged in an in-depth discussion on key national issues, particularly the upcoming National...
Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweynaha Galmudug
MUQDISHO, Soomaaliya – Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa booqasho sharafeed ku tagay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), iyadoo kulankaasi uu ahaa mid salaan, is xogwaraysi iyo wada tashi siyaasadeed isugu jira.
Intii kulanku socday, labada masuul ayaa si qoto dheer uga wada hadlay arrimaha muhiimka ah ee dalka, gaar ahaan ka qeybgalka...
Qabyaaladu waa Cadowga Koowaad ee Soomaaliya
Soomaaliya waa dal leh taariikh fac weyn, dhaqan hodan ah iyo dad isku af ah, balse nasiibdarro waxaa si xoog leh u hor istaagay horumarkii iyo midnimadii ummadda arrimo badanoo u badan kuwa gudaha ah. Midda ugu weyn ee halista ku ah jiritaanka dawladnimo dhabah waa qabyaaladda, eexda, nin jecleysiga iyo fahamka khaldan ee siyaasadda, gaar ahaantan siyaasiyiinta Soomaaliyeed...
Somali Prime Minister Expresses Condolences Over the Death of Traditional Elder
MOGADISHU, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has expressed his heartfelt condolences following the death of Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax, a prominent traditional leader who played a key role in fostering peace and nation-building in Somalia.
In a statement released on Monday, Prime Minister Barre extended his sympathies to the family, relatives, and the Somali community at large,...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo tacsiyeeyay geerida Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax
Muqdisho, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha-u-naxariistee, Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax, oo ka mid ahaa Ugaasyada dhaqanka Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo qaatay nabadda iyo dowlad-dhiska Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa qoyska, qaraabada iyo guud ahaan dhaqanka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid...
Soomaaliya iyo Mareykanka oo kawada hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga
MUQDISHO, 6 May 2025 – Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maalim Fiqi, ayaa Isniintii kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard H. Riley, magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amni ee muddo dheer u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.
Warbixin ka soo baxday Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegtay in labada mas'uul ay ka wada hadleen...
Somalia, U.S. Vow to Strengthen Security Cooperation After Mogadishu Talks
MOGADISHU, May 6, 2025 – Somalia’s newly appointed Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, held a high-level meeting on Monday with U.S. Ambassador to Somalia Richard H. Riley in Mogadishu, in a move aimed at reinforcing the longstanding security partnership between the two countries.
According to a statement from the Ministry of Defence, the talks focused on deepening bilateral cooperation...
Somali Lawmaker: National Consensus Needed on Constitution and Elections
MOGADISHU, May 6, 2025 – A Somali lawmaker has raised concerns over recent constitutional changes and the ongoing electoral process, warning that any decision not supported by the broader Somali public lacks legitimacy and could be reversed.
“No single region or a couple of regions can make decisions for the Somali people as a whole. The amended constitution and the...








