Siyaasiyiintii ku siyaasadda ahayd Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka baxaya safkiisa
Muqdisho - Lataliyihii sare ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa maanta si rasmi ah uga dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Madaxtooyada.
Qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook, ayuu ku sheegay in go’aanka is-casilaaddiisa uu la xiriira caqabado iyo is-mariwaa siyaasadeed oo ka jira dalka, kuwaas oo uu ku tilmaamay kuwo halis gelin kara xasilloonida...
Sheikh Adan Madobe arrives in Baidoa for Southwest state leadership race
BAIDOA, Somalia, April 26 — Somali Lower House Speaker Sheikh Adan Mohamed Nur, widely known as Adan Madobe and a presidential candidate for the Southwest state administration, arrived in Baidoa on Sunday leading a large delegation amid growing political consultations ahead of the regional election.
The delegation was received at Baidoa airport by the interim leader of Southwest state, Jibril...
Mali defense minister killed as coordinated attacks hit multiple cities: sources
BAMAKO, April 26 (Xinhua) -- Defense Minister of Mali Sadio Camara was killed in an attack on his residence in the town of Kati, near the capital Bamako, carried out by armed terrorist groups, sources told Xinhua on Sunday.
According to the sources, who requested anonymity, armed terrorist groups launched coordinated attacks on several cities across the country on Saturday,...
Jubaland Forces Prepare Major Security Operations in Gedo Region, Commander Says
DOLOW, Somalia — The commander of Jubaland’s Darawiish forces in Somalia’s Gedo region said major military operations against armed groups threatening security will begin soon, as regional authorities intensify efforts to stabilize the area.
General Abbas Adan Gurey, commander of the Jubaland Darawiish forces in Gedo, addressed several army units during an inspection in Doolow on Saturday, accompanied by senior...
Jubaland oo dhaq-dhaqaaq Ciidan ka billowday gobolka Gedo
DOOLOW - Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Jubbaland ee gobolka Gedo, Jenaraal Cabaas Aadan Gurey, ayaa fayl guud kula hadlay cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta, isagoo ay wehliyeen saraakiil ka tirsan taliska.
Taliyaha ayaa ciidamada ku wargeliyay in dhawaan la bilaabi doono howlgallo culus oo ka dhan ah kooxaha nabadda diiddan, si loo xaqiijiyo amniga iyo xasilloonida bulshada ku dhaqan gobolka...
Farmaajo oo taageeray baaq ku saabsan doorka dhaqanka ee xalinta khilaafaadka siyaasadeed
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah u taageeray baaq kasoo yeeray madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, kaas oo ku baaqay in odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed door muuqda ka qaataan xalinta khilaafaadka siyaasadeed ee dalka.
Baaqa ayaa ku yimid xilli xiisado siyaasadeed ay ka jiraan dalka, iyadoo la filayo in uu soo dhamaanayo...
Illegal immigrant with alleged ties ‘to Somali piracy’ arrested near US-Canada border: DHS
WASHINGTON (TNND) — U.S. authorities arrested an illegal immigrant with alleged ties "to Somali piracy" and an outstanding warrant on fraud-related charges after he was found near the U.S.-Canada border, the Department of Homeland Security (DHS) announced.
The agency identified him as Said Jama Ahmed.
DHS said Ahmed was taken into custody by U.S. Customs and Border Protection (CBP) after being spotted...
Wafdi uu hoggaaminayo Aadan Madoobe oo gaaray Baydhabo
Baydhaba - Magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu soo dhoweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna musharrax madaxweyne ee Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur.
Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku qaabilay hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala duwan, siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada.
Ujeeddada safarka...
Trump uninjured after shooting at Correspondents’ Dinner
WASHINGTON - President Donald Trump, first lady Melania Trump and other Cabinet members were evacuated from the White House Correspondents' Dinner on Saturday night after gunshots were fired in the Washington Hilton hotel's lobby.
Authorities said the incident occurred outside the ballroom where Trump and other guests were seated. Trump said he "fought like hell" to resume dinner but was told...
AU condemns coordinated attacks on Malian cities
ADDIS ABABA (Xinhua) -- African Union (AU) Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Saturday expressed "deep concern" over attacks in Mali targeting the capital, Bamako, as well as several other areas across the country.
Strong explosions and gunfire were heard across several cities in Mali during the early hours of Saturday. Malian security sources said armed terrorist groups had launched...











