Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku Qaabilay Xisbiga SINCAD
Baydhabo — Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Xisbiga Qaran ee SINCAD.
Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay guddoomiyaha xisbiga, Maxamuud Khaliif Jabiye, waxaana ku wehliyay musharraxa xisbiga ee u tartamaya doorashada Koonfur Galbeed, Cabdifataax Maxamed Ibraahim.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta howlaha doorashooyinka Dowladda...
Midowga Yurub oo 75 Milyan ku Kordhiyay Taageerada Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Muqdisho — Midowga Yurub ayaa ansixiyay €75 milyan (qiyaastii $81 milyan) oo taageero dheeri ah si loo xoojiyo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).
Maalgelintan ayaa la meel mariyay Talaadadii kadib go’aan ay gaareen Guddiga Siyaasadda iyo Ammaanka ee Midowga Yurub, waxaana lagu bixin doonaa iyada oo loo marayo Xarunta Nabadda ee Yurub (EPF), si loo taageero qaybta...
Former Somali PM Accuses Government of Politicizing Security Forces
MOGADISHU – Former Somali prime minister Hassan Ali Khaire on Thursday sharply criticized the federal government over the country’s escalating political tensions, accusing it of using the national armed forces for political purposes.
Khaire said it was regrettable that the security forces, established to defend the country and protect civilians, were being used for objectives beyond their constitutional and professional...
Minneapolis man sentenced to 8½ years in prison for trying to join ISIS in Somalia
Abdisatar Ahmed Hassan, a 23-year-old naturalized U.S. citizen, received his sentence Wednesday in U.S. District Court in St. Paul after previously pleading guilty to attempting to provide material support to a designated terrorist organization. His sentence includes 15 years of supervised probation following incarceration.
According to court documents, after several weeks of frequent communication with accounts operated by ISIS members, Hassan prepared...
At least 17 Somali migrants die after boat capsizes off Algeria
ALGERIA - A boat capsized in waters between Algeria and Spain, leaving at least 17 Somali migrants dead, Somalia's ambassador to Algeria said Thursday.
Ambassador Yusuf Ahmed Hassan told Somali state media that he was contacted by distressed parents searching for information about their missing relatives. The victims include 12 men and five women who drowned when their boat capsized...
Ugu Yaraan 17 Muhaajiriin Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Xeebaha Dalka Algeria
ALGERIA - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Algeria, Danjire Yuusuf Axmed Xasan, ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 17 muhaajiriin Soomaali ah ay dhinteen ka dib markii ay la degtay dooni ay la socdeen oo ku safraysay biyaha u dhexeeya dalalka Algeria iyo Spain.
Danjiraha oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in geerida dadkan Soomaalida ah ay timid xilli ay isku...
Kheyre oo Dowladda ku Eedeeyay Siyaasadeynta Ciidamada Qalabka Sida
Muqdisho — Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee dalka, isagoo ku eedeeyay dowladda inay u adeegsaneyso ciidamada qalabka sida arrimo siyaasadeed.
Kheyre ayaa sheegay in ay tahay arrin laga xumaado in ciidamada qaranka, oo loo dhisay difaaca dalka iyo badbaadinta shacabka, loo adeegsado ujeeddooyin ka baxsan waajibaadkooda rasmiga...
Maxkamad ku taal Minnesota oo xukuntay nin rabay inuu ku biiro Daacishta Soomaaliya
St. Paul, Minnesota — Maxkamad federaal ah oo ku taalla magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota ayaa xabsi dhan 8 sano iyo bar ku xukuntay Cabdisataar Axmed Xasan oo 23 jir ah, kaddib markii lagu helay dambiyo la xiriira isku day uu ku doonayay inuu ku biiro kooxda Daacish ee ka dagaalanta Soomaaliya.
Sida ku cad dukumentiyada maxkamadda, Cabdisataar ayaa...
Soomaaliya oo dib u soo celisay 174 tahriibayaal ah oo laga soo saaray Liibiya
MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii dib ugu soo celisay dalka 174 dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriibayaal ahaa, kuwaas oo laga soo saaray xabsiyo ku yaalla dalka Liibiya kadib markii ay la kulmeen xaalado adag oo bani’aadantinimo iyo amni, sida ay sheegeen mas’uuliyiin.
Dhalinyaradan ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho, halkaas oo uu ku...
Somalia repatriates 174 migrants from Libya after harsh detention conditions
MOGADISHU – Somalia’s federal government on Thursday repatriated 174 young migrants who had been held in prisons in Libya, after enduring harsh humanitarian and security conditions, officials said.
The group arrived at Aden Adde International Airport in Mogadishu, where they were received by Deputy Foreign Minister Hassan Mohamed Ali.
The returnees had faced severe hardships, including detention, abuse and extremely poor...









