Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey dhismaha Xarunta Adeegga Mideysan ee “Halmeel”

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku ansixiyey dhismaha Xarunta Adeegga Mideysan ee “Halmeel”, oo hoostagi doonta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.   Xaruntan ayaa loo asteeyey isku-duwidda, mideynta, jaangooynta iyo horumarinta adeegyada dadweynaha ee Dowladda Federaalka, si muwaadiniintu ay u helaan adeegyo kala duwan oo isku xiran oo hal meel laga wada maamulo. Xarunta Adeeg Bixinta...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo Xoojinaya Iskaashiga Aqoonta iyo Cilmi-baarista

Muqdisho – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa si rasmi ah u daah-furay Xarunta Cilmi-baarista iyo Casriyeynta Shiinaha, taas oo laga hirgeliyay Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.   Munaasabadda daah-furka waxaa ka qeyb galay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mudane Xamza Haadow, Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Wang Yu, iyo marti...

Former Somali President Raises Concerns Over Government Term Dispute

MOGADISHU — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed voiced concern Wednesday over the dispute surrounding the mandate of the Federal Government of Somalia, warning of uncertainty over the country’s political direction.   Speaking after holding meetings in Mogadishu with elders from clans seen as close to President Hassan Sheikh Mohamud, Sharif said opposition figures believe the government’s term expires on May...

Somali President Opens New Ports Ministry Headquarters

MOGADISHU — Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday inaugurated the new headquarters of the Ministry of Ports and Marine Transport, saying the government is prioritising modernization of the country’s ports and protection of maritime resources.   The president said the Federal Government of Somalia aims to strengthen maritime security, safeguard natural resources and preserve the marine environment to ensure sustainable use of...

Somalia to Intensify Anti-Terror Operations, Defence Minister Says

MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister, Ahmed Moallim Fiqi, said Wednesday that the Federal Government of Somalia will intensify operations against militants while expanding stabilization efforts in newly recovered areas.   Speaking at a national stabilization coordination forum in Mogadishu, Fiqi highlighted what he described as progress in liberating territories, improving security and accelerating stabilization programmes, adding that military operations would continue...

Sheekh Shariif oo ka hadlay muddada xilka dowladda

Muqdisho  – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay muranka ka taagan muddada xilka dowladda Federaalka, isagoo muujiyey walaac ku saabsan jihada siyaasadeed ee dalka.   Sheekh Shariif, oo maalmahan kulamo kula lahaa magaalada Muqdisho qaar ka mid ah beelaha ku dhow Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in mucaaradku aaminsan yahay in muddada xilka dowladda ay ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda

Muqdisho  – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in dowladda Federaalku ay ahmiyad gaar ah siinayso casriyeynta dekadaha dalka, horumarinta iyo ilaalinta arrimaha badda, iyadoo mudnaan la siinayo sugidda amniga badda, dhowrista kheyraadka dabiiciga ah iyo ilaalinta bay’adda badda...

Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay in la dardargelinayo hawlgallada iyo xasillinta dalka

Muqdisho  – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda ay sii xoojinayso hawlgallada ka dhanka ah argagixisada iyo dadaallada lagu xasillinayo deegaannada laga xoreeyey.   Wasiirka oo ka hadlayay Madasha Qaran ee Isku-dubbaridka Xasillinta ayaa tilmaamay horumarrada ay dowladda ka samaysay xoreynta deegaanno badan, sugidda amniga, iyo dardargelinta geeddi-socodka xasillinta, isagoo xusay in hawlgalladu ay si...

Puntland Launches Campaign Against Illegal Fishing

GAROWE — The fisheries ministry in Somalia’s semi-autonomous Puntland has announced a wide-ranging campaign to strengthen the fight against illegal fishing along its coastline.   In a statement, the Puntland Ministry of Fisheries and Marine Resources said protecting marine resources was vital for the economic growth of coastal communities, food markets and the long-term development of the region’s blue economy. The ministry...

Somalia Says Intelligence Operation Kills 33 Al-Shabaab Fighters

MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, carried out a planned operation in the Guulane area of the Middle Shabelle region that killed more than 33 members of Al-Shabaab.   In a statement, NISA said the first strike targeted a house where commanders and fighters were gathered, killing 15 militants on the spot and destroying...

WARAR KALE

Somali President Holds Security Talks in Jowhar, Urges Community Support for Elections

MOGADISHU, June 13 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held key meetings in the town of Jowhar on Saturday with security officials and traditional...

FBI Offers $150,000 Reward for Information Leading to Arrest of Somali Suspect

WASHINGTON, June 13 – The U.S. Federal Bureau of Investigation (FBI) has announced a reward of up to $150,000 for information leading to the...

Mareykanka oo $150,000 Dul Dhigay Soo Qabashada Nin Soomaali ah

WASHINGTON - Hay’adda Dembi-baarista Federaalka Mareykanka (FBI) ayaa ku dhawaaqday abaalmarin lacageed oo dhan ilaa $150,000 oo doolar, taas oo la siin doono qofkii...