Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer Sare ah

Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka Mareykanka halkaas oo lagu waday inuu ka qeyb galo garsooridda tartanka Koobka Adduunka.   Garsoore Cartan oo ka mid ah garsoorayaasha ugu magaca dheer qaaradda Afrika isla markaana ay aqoonsan tahay FIFA, ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan...

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa

DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada Afrika ee dalka Qatar, iyadoo ay kasoo qeybgaleen wakiillo diblomaasiyadeed oo ka socday dalalka Afrika ee laga aqoonsan yahay Qatar.   Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay dhaqamada kala duwan iyo hodantinimada hiddaha iyo dhaqanka dalalka Afrika, iyadoo...

Somali Opposition Accuses Government of Targeting Political Rivals

MOGADISHU, Somalia — Somali opposition leaders on Wednesday accused the federal government of using security forces to intimidate political opponents and called for an immediate halt to operations targeting opposition figures.   The criticism came after a meeting of opposition politicians in Mogadishu, where participants voiced concerns over the country's political and security situation. Speaking to reporters after the gathering, opposition leader...

Somalia Showcases Culture at Africa Day Celebration in Qatar

DOHA, Qatar — Somalia's embassy in Doha took part in an Africa Day celebration organized by the African Ambassadors Group in Qatar, joining diplomatic missions from across the continent in an event highlighting Africa's cultural diversity and heritage.   The gathering brought together representatives from African countries accredited to Qatar, with each embassy showcasing aspects of its national identity, traditions and...

Somali Referee Omar Artan Returns to Hero’s Welcome After US Entry Denial

MOGADISHU, Somalia — Somali international referee Omar Abdulkadir Artan returned to Mogadishu on Wednesday to a warm reception from supporters after being denied entry to the United States, where he had been scheduled to officiate at the FIFA Club World Cup.   Artan, one of Somalia’s most prominent football officials and a FIFA-accredited referee, was welcomed at Aden Adde International Airport...

Madaxa AUSSOM iyo Wafdi ka Socday Safaaradda UK oo Ka Wada Hadlay Taageerada Nabadda iyo Amniga Soomaaliya

Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, kuwaas oo uu hoggaaminayay Ku xigeenka Safiirka UK, Sally Orr, iyo U-Qaybsanaha Arrimaha Difaaca, G/Sare Ben Ramsay OBE.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray waajibaadka Hawlgalka Midowga Afrika ee...

Wadahadalladii Lagu Doonayay Siideynta 8 Badmaax oo Masaari ah laguna afduubtay xeebaha Soomaliya oo Fashilmay

MUQDISHO - Wadahadalladii lagu doonayay in lagu sii daayo siddeed badmaax oo Masaari ah oo ay afduubteen burcad-badeed Soomaali ah ayaa fashilmay, kaddib markii kooxaha afduubka geystay ay ka baxeen heshiis hordhac ah oo hore loo gaaray.   Sida uu warbaahinta u sheegay El-Sayed El-Shazly, oo ah madaxa Midowga Saraakiisha Badda Masar, wada-xaajoodyada ayaa hakad galay kaddib markii afduubayaashu ay dalbadeen...

Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda Federaalka oo Booqday Xarunta Xaawa Taako

MUQDISHO - Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay Xarunta Nabadda, Horumarinta iyo Gargaarka Banii’aadannimo ee Xaawa Taako, halkaas oo ay kula kulmeen masuuliyiinta xarunta iyo qaar ka mid ah madax hore oo dowladeed.   Mas’uuliyiinta booqashada ka qeyb galay ayaa kala ahaa Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Xasan Macallin Maxamuud, Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xirsi Jaamac Gaani,...

Mucaaradka oo Dowladda Ugu Baaqay In La Joojiyo Howlgallada Ka Dhanka ah Siyaasiyiinta

MUQDISHO - Xubnaha mucaaradka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen kaddib kasoo saaray go’aamo ay ku dhaliileen dowladda Federaalka, iyagoo walaac ka muujiyay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee dalka.   Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka, ayaa sheegay in loo baahan yahay in si degdeg ah loo joojiyo howlgalada iyo tallaabooyinka lagu bartilmaameedsanayo siyaasiyiinta mucaaradka. “Ciidankaan baacsanaya siyaasiyiinta ee...

Farmaajo oo Garab Istaag u Muujiyay Garsoore Cumar Cartan

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu khadka taleefanka kula xiriiray garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan, kaddib markii laga reebay ka qeybgalka ciyaaraha Koobka Adduunka ee 2026.   Farmaajo ayaa sheegay inuu la wadaagay garsooraha dareenkiisa ku aaddan caqabadda uu la kulmay, isagoo ku ammaanay dadaalka iyo kaalinta uu ku leeyahay matalaadda Soomaaliya...

WARAR KALE

Xoojinta Awoodaha Taakuleynta Ciidanka Soomaaliyeed

MUQDISHO - Brigadier General Elio Manes, Taliyaha Ciidanka Hawlgalka EUTM-Somalia, ayaa booqday Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ee Villa Baidoa, isaga oo...

EUTM-Somalia Mission Force Commander Visits SNAF Sustainment Command at Villa Baidoa, Reaffirming EU Partnership

MOGADISHU - Brigadier General Elio Manes, Mission Force Commander of EUTM-Somalia, visited the Somali National Armed Forces (SNAF) Sustainment Command at Villa Baidoa, reaffirming...

13 World Cup Nations Fire Scathing Response to UEFA Chief’s Surprise

MUQDISHO - As many as 13 nations at this summer’s FIFA World Cup released a joint statement expressing their “profound disappointment” with UEFA president...