Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qaraxyo iyo rasaas ruxay Maali iyo xaaladda ammaanka oo weli adag

Bamako, Maali – Qaraxyo xooggan iyo rasaas culus ayaa subaxnimadii Sabtida ka dhacay qaybo ka mid ah dalka Maali, gaar ahaan meel u dhow saldhigga ugu weyn ee ciidamada milateriga ee Kati oo ku yaalla duleedka caasimadda Bamako.   Magaalada Kati ayaa ah xarunta uu degan yahay hoggaamiyaha militariga dalka, Assimi Goïta, kaasoo xukunka qabtay kadib afgambigii lagu riday madaxweynihii hore...

Somali Pirates Seize Fuel Tanker Carrying 17 Crew Off Coast, Officials Say

MOGADISHU, April 25 — Somali pirates have seized a fuel tanker carrying 17 crew members off the country’s coast while it was sailing through the Indian Ocean, security officials told the BBC on Friday.   The vessel, identified as Honour 25, was reportedly captured late Wednesday night by six armed men while it was around 30 nautical miles from shore. Officials from...

Markab Shidaal oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO - Saraakiil dhanka ammaanka ah oo la hadlay BBC-da ayaa xaqiijiyay in koox burcad badeed Soomaali ah ay gacanta ku dhigeen markab shidaal oo siday 17 shaqaale ah, xilli uu ku safrayay biyaha Badweynta Hindiya.   Markabka oo lagu magacaabo Honour 25, ayaa waxaa habeenimadii Arbacada qabsaday lix nin oo hubeysan, xilli uu qiyaastii 30 meyl oo badda ah u...

Drought displaces 62,000 in Somalia as IOM warns of worsening crisis

MOGADISHU, Somalia - At least 62,000 people have been newly displaced by drought across five districts in Somalia since the start of 2026 as climate shocks intensify, the International Organization for Migration (IOM), a United Nations migration agency, said on Friday.   IOM data shows that drought now causes three out of four new displacements, a 22 percent year-over-year increase that...

Masar iyo Pakistan oo Soo Gabagabeeyay Dhoolatus Milatari oo Wadajir ah

Islamabad - Ciidamada qalabka sida ee Egypt iyo Pakistan ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay dhoolatus milatari oo wadajir ah, kaas oo diiradda lagu saarayay la dagaallanka argagixisada iyo ka hortagga khataraha casriga ah ee aan caadiga ahayn.   Dhoolatuskan oo socday dhowr maalmood ayaa lagu qabtay xarumo gaar ah oo lagu tababaro ciidamada gaarka ah ee Pakistan, iyadoo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqday Xudur, dhiirrigelinna u sameeyay ciidamo cusub

Xudur, Bakool – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku tagay degmada Xudur, isagoo ay wehliyaan Taliyaha Taliska Tababarka XDS Axmed Ciise Axmed iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka.   Wafdiga Taliyaha ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Xudur, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay saraakiisha Guutada 9aad, maamulka degmada, qeybaha kala duwan...

Tribute to Advocate Tahlil Haji Hussein, a Fearless Fighter for Justice, Rights and Freedom

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) expresses its profound sorrow and deep sense of loss following the passing of Advocate Tahlil Haji Hussein, who died in Rome, Italy.   Advocate Tahlil Haji Hussein was a brilliant, fearless and highly respected lawyer whose contribution to the defence of human rights and trade union freedoms in Somalia will never be forgotten. His...

Danjiraha Cusub ee Soomaaliya u Fadhiya Nigeria oo Waraaqaha Aqoonsiga Gudbiyay

Abuja, Nigeria — Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Nigeria, Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay Madaxweynaha Nigeria, Bola Ahmed Tinubu.   Munaasabadda lagu guddoomayay waraaqaha aqoonsiga ayaa ahayd mid rasmi ah, iyadoo Madaxweynaha Nigeria uu si diirran u soo dhoweeyay danjiraha cusub. Madaxweyne Tinubu ayaa muujiyay sida ay dowladdiisu uga go’an tahay...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku Qaabilay Xisbiga SINCAD

Baydhabo — Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Xisbiga Qaran ee SINCAD.   Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay guddoomiyaha xisbiga, Maxamuud Khaliif Jabiye, waxaana ku wehliyay musharraxa xisbiga ee u tartamaya doorashada Koonfur Galbeed, Cabdifataax Maxamed Ibraahim. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta howlaha doorashooyinka Dowladda...

Midowga Yurub oo 75 Milyan ku Kordhiyay Taageerada Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

Muqdisho — Midowga Yurub ayaa ansixiyay €75 milyan (qiyaastii $81 milyan) oo taageero dheeri ah si loo xoojiyo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).   Maalgelintan ayaa la meel mariyay Talaadadii kadib go’aan ay gaareen Guddiga Siyaasadda iyo Ammaanka ee Midowga Yurub, waxaana lagu bixin doonaa iyada oo loo marayo Xarunta Nabadda ee Yurub (EPF), si loo taageero qaybta...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...