Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

OP-ED: π‘¬π’•π’‰π’Šπ’π’‘π’Šπ’‚β€™π’” π‘¨π’„π’•π’Šπ’π’π’” π’Šπ’ π‘Ίπ’π’Žπ’‚π’π’Šπ’‚: 𝑨 𝑩𝒓𝒆𝒂𝒄𝒉 𝒐𝒇 π‘Ίπ’π’—π’†π’“π’†π’Šπ’ˆπ’π’•π’š

?? ????? ?? ?? ???????? ????????'? ?????????? ?????????, ?? ???? ????? ????????’? ?????? ??????? ??????? ??? ????-???? ?????????? ?? ????????? ??? ?????????’? ??????.   ???????? ???? ??????? ??? ????????? ?? ???????’? ??????????? ????????? ??? ???????? ?? ??? ?????????? ?? ???-???????????? ??? ?????? ???????. ? ??????? ?? ?? ?? ????? ??? ???? ????????????? ??? ?????? ??? ???? ??????????? ??? ??????????? ?? ?????...

Ethiopia’s Actions in Somalia: A Breach of Sovereignty

If BRICS is to take Ethiopia’s membership seriously, it must consider Ethiopia’s recent actions against its long-term commitment to upholding the coalition’s values. Ethiopia must address its violation of Somalia’s territorial integrity and recommit to the principles of non-interference and mutual respect. Failure to do so risks not only destabilizing the region but also undermining BRICS' credibility as a...

Shaqada duulimaadka Garoonka Boosaaso oo dib loo soo celiyay

BOOSAASO, Soomaaliya - Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa u xaqiijisay shacabka in garoonka Boosaaso uu yahay mid ammaankiisa sugan yahay.   Hadalkaan ayaa imaanaya kadib hanjabaad kasoo yeertay ciidamada PSF oo horay ugu eedeeyay maamulka garoonka diyaaradaha inay xadideen gaadiidka gaar ahaan askarta dhaawaca ah, isla markaana ay garoonka ka dhigeen xero ciidan. Iyadoo ay taasi jirto ayaa Wasiirka Duulistu...

Puntland says Bosaso Airport Remains Fully Operational Amidst Security Tensions

BOSASO, Somalia - Recent developments in Puntland have seen Bosaso Airport continue its operations without disruption, despite earlier warnings from the Puntland Security Forces (PSF). The PSF had issued a stern warning to airlines and residents, citing a dispute over airport management and security concerns. However, as of today, the airport has maintained its full operational status, with flights landing...

Gollaha Shacabka oo fadhi ka yeeshay Hindise Sharciyeed muhiim ah

MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana kulanka shir guddoominaayay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.   Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka...

Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in wafdiga maanta yimid Β muqdisha ee uu hoggaaminayay Xog-hayaha fulinta Urur Goboleedka IGAD Dr Workneh Gebeyehu, ay ka wada hadleen xaaladda gobolka oo ay ku jiraan arrimaha ay Soomaaliya iyo Itoobiya isku hayaan.   Wasiir Fiqi β€œWafdiga maanta noo yimid waxaan kala hadalnay xaaladda gobolka...

Dr. Workneh Gebeyehu Arrives in Mogadishu to Bolster Regional Ties Amidst Tensions

MOGADISHU, Somalia β€” Dr. Workneh Gebeyehu, the Executive Secretary of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), arrived in Mogadishu on Monday, marking a significant diplomatic visit to foster regional cooperation.   At Adan Adde International Airport, he was greeted with a warm reception by Somalia's Foreign Minister, Ahmed MoFiqi. Dr. Gebeyehu, who served as Ethiopia's Minister of Foreign Affairs from 2016 to...

Donald Trump survives 2nd assassination attempt in 2 months

WASHINGTON - Donald Trump was the target of an apparent assassination attempt Sunday in Florida, the FBI said, with the Republican presidential candidate's campaign and law enforcement reporting he was safe and unharmed.   The U.S. Secret Service confirmed one or more of its agents "opened fire on a gunman" located near the boundary of Trump's golf course and that an...

Madaxweynaha JFS oo booqday guriga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi

MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo Tacsida AUN Ugaaska Murusade ayaa Saxiixay Buugga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade.   Madaxwaynaha ayaa u tacsiiyay ehelka, Qoys, Qaraabada iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed geerida ku timid ugaas Abdullahi Waxaa uuna Allah uga baryay in Janatul Firdowsa ka waraabiyo Ugaaska Halkan...

Booliska oo eedeysane usoo xiray gabar si arxan darro ah loogu dilay Warta Nabadda

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir, gaar ahaan saladhigga Boliiska degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay, eedeysane Cabdicasiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo ku eedeysan in uu ceejo ku dilay Marxuum Maa'ido Maxamed Axmed oo 17 jir aheyd.   Falkan oo si weyn looga argagaxay ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii ka dhacay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir. Qoraal kooban oo kasoo...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia β€” The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 β€” Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to...