Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha JFS oo booqday guriga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi

MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo Tacsida AUN Ugaaska Murusade ayaa Saxiixay Buugga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade.   Madaxwaynaha ayaa u tacsiiyay ehelka, Qoys, Qaraabada iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed geerida ku timid ugaas Abdullahi Waxaa uuna Allah uga baryay in Janatul Firdowsa ka waraabiyo Ugaaska Halkan...

Booliska oo eedeysane usoo xiray gabar si arxan darro ah loogu dilay Warta Nabadda

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir, gaar ahaan saladhigga Boliiska degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay, eedeysane Cabdicasiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo ku eedeysan in uu ceejo ku dilay Marxuum Maa'ido Maxamed Axmed oo 17 jir aheyd.   Falkan oo si weyn looga argagaxay ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii ka dhacay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir. Qoraal kooban oo kasoo...

Donald Trump oo isku day kale oo lagu dili rabay ka bad-baaday

WASHINGTON (SMN) - Madaxweynihi hore ee Mareykanka ayaa gelinki danbe ee Axaddii shalay ka badbaaday isku-day kale oo lagu khaariji rabay, xilli uu ku sugnaa beertiisa ciyaarta golf-ka lagu dheelo ee ku taalla magaalada West Palm Beach ee gobolka Florida. Ciidanka ilaalada qarsoon ayaa sheegay, in ay arkeen nin hubeysan oo isku qarinayay juq u dhaw halka uu golf-ka ku...

Rooble oo saxiixay buugga tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tegay guriga ay taallo tacsida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade, wuxuuna saxiixay buugga tacsida ee marxuumka.   Warsaxaafeed uu soo saaray Roobe ayaa u qornaa sidatan;- "BISMILLAHI Waxaan markale Allaah (swt) uga baryayaa in uu u naxariisto Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade. Aad ayaan ugu mahad celinayaa Wasiirada, Xildhibaanada iyo...

Ethiopian Troops Set Up New Military Base in Somalia Amidst Regional Tensions

BAIDOA, Somalia - The foundation stone for a new military base destined to host Ethiopian troops was laid today on the outskirts of Baidoa, signaling a strategic expansion of Ethiopian military presence in Somalia's Bay and Bakool regions.   The ceremony, attended by South West Security Minister Hassan Abdulqadir and Ethiopian officials arriving by helicopter, underscores the deepening military cooperation amidst...

UN Envoy and Puntland President Discuss Security and Development in Somalia

GAROWE, Somalia — United Nations Special Envoy for Somalia, James Swan, met with Puntland President Said Abdullahi Deni in Garowe on Sunday to discuss a range of critical issues affecting the region and the broader Somali state-building process.   During the meeting at the Puntland State House, discussions centered on Somalia's overall political and security landscape, with a particular focus on...

Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Ergayga Qaramada Midoobay

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan.   Kulanka ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan doorka Puntland ee Dowlad dhiska Soomaaliya iyo arrimaha Puntland sida Amniga, nabadeynta, dimuqraadiyadda iyo mashaariicda horumarin. Waxaa Kulanka kala qeybgalay Madaxweynaha Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdifataax...

Itoobiya oo saldhig cusub ka dhisaneysa Koonfur Galbeed

BAYDHABO (SMN) - Wararka naga soo gaarayo gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta duleedka magaalada Baydhabo laga dhagax dhigay dhismaha saldhig cusub oo ay dagi doonaan ciidamada Itoobiya ee ka howlgala deegaanada maamulkaasi, gaar ahaan Baay iyo Bakool.   Dhagax-dhigga saldhigga waxaa goobjoog ahaa wasiirka amniga Koonfur Galbeed Xasan Cabdulqaadir iyo saraakiil ka socota Itoobiya oo diyaarad Helcopter ah ku tegay...

R/W Xamza oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga ee Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga ee Muqdisho, ayaa tilmaamay muhiimadda ay xaruntan u leedahay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan in la helo dhiig ku filan oo lagu badbaadin karo nolosha dad badan oo u baahan daryeel caafimaad oo degdeg ah.   Xarunta Bangiga Dhiigga ayaa ah mid casri...

Somalia-Ethiopia Talks Postponed Due to UN General Assembly

ANKARA, Turkey — The third round of talks aimed at resolving tensions between Somalia and Ethiopia, scheduled for September 17 in Ankara, has been postponed due to overlapping schedules with the United Nations General Assembly (UNGA) in New York, sources close to the negotiations have confirmed.   The discussions, mediated by Turkey, were intended to address the ongoing dispute sparked by...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...