Somali president meets Baidoa mayor to discuss security and development
Baidoa — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met Tuesday with the mayor of Baidoa to discuss security, public services and development needs in the interim capital of the South West State, officials said.
The president received Baidoa district commissioner and mayor Abdullahi Ali Watiin, who briefed him on the overall situation in the city, including efforts to strengthen security, improvements...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay duqa magaaladda Baydhabo
Baydhabo, Abriil, 07, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdullaahi Cali Watiin.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Duqa degmada Baydhabo ka dhageystay warbixin ku saabsan xaaladda guud ee magaalada, dadaallada lagu xoojinayo amniga, horumarka laga sameeyey adeegyada bulshada...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Xildhibaanno iyo Guddoomiyaha Baydhabo
BAYDHABO - Hoggaamiyaha ku meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha degmada Baydhabo ahna Duqa magaalada, Mudane Cabdullaahi Cali Watiin.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha maamulka degmada Baydhabo, gaar ahaan xoojinta amniga, horumarinta adeegyada bulshada, iyo kor u qaadidda...
Somali President Chairs Security Meeting in Baidoa Focused on Stabilisation Efforts
BAIDOA — President Hassan Sheikh Mohamud on Monday chaired a key security meeting in Baidoa, focusing on stabilisation efforts in the South West State and strengthening governance and justice systems, officials said.
During the meeting, the president received detailed briefings from commanders of the Somali security forces and senior officials from various security agencies, who outlined plans to improve security,...
Somalia Awaits Arrival of Turkish Oil Drilling Ship in Landmark Energy Move
MOGADISHU — A wave of excitement is building across Somalia as the country prepares to welcome the Turkish-owned drilling vessel Cagri Bey, expected to arrive in Mogadishu starting April 9.
The vessel’s arrival is being hailed as a major milestone in Somalia’s long-awaited efforts to explore offshore oil and gas resources, which officials say could reshape the country’s economic future.
Somalia’s...
Soomaaliya oo isu diyaarinaysa soo dhaweynta markabka qodista shidaalka ee Turkiga “Cagri Bey”
MUQDISHO - Waxaa si weyn u soo kordhaya dareenka farxadeed ee guud ahaan Soomaaliya, iyadoo dalka uu isu diyaarinayo soo dhaweynta markabka qodista shidaalka ee Turkiga laga leeyahay, Cagri Bey, kaasoo la filayo inuu soo gaaro magaalada Muqdisho laga bilaabo 9-ka April.
Markabkan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo ka dhigan horumar cusub oo ku saabsan dadaallada sahaminta shidaalka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo shir amni la yeeshay taliyaasha ciidamada ee ku sugan Koonfur Galbeed
Baydhabo - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo ku saabsan amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda amni ee deegaanka iyo horumarinta nidaamyada maamul iyo caddaaladeed.
Intii uu socday shirka, Madaxweynaha ayaa warbixinno faahfaahsan ka dhageystay taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo saraakiisha hay’adaha ammaanka, kuwaas oo soo bandhigay...
Somali forces kill 12 Al-Shabaab militants in airstrikes near Baidoa
BAIDOA, Somalia — Somali National Army, working alongside international partners, launched early morning airstrikes Monday in the Gasarta area, situated between Baidoa and Daynuunaay in the southern Bay region, officials said.
A statement from Somalia’s Ministry of Defence said the strikes specifically targeted members of the Islamist militant group Al-Shabaab. Twelve militants were reportedly killed, while others sustained injuries, according...
Somali defence minister visits UK-backed military training facility in Baidoa
BAIDOA, Somalia — Somalia’s Defence Minister Ahmed Macalin Fiqi and army chief Ibrahim Mohamed Mahmoud on Monday inspected a military training facility in Baidoa built with support from the Government of the United Kingdom, officials said.
The delegation toured various sections of the base used by the Somali National Army, emphasizing the importance of resuming training programmes and strengthening the...
Somalia president attends rally backing one-person-one-vote elections in Southwest
BAIDOA, Somalia — Hassan Sheikh Mohamud on Monday joined a large gathering in Baidoa where women from the country’s Southwest region voiced support for plans to introduce one-person-one-vote elections, officials said.
The president, accompanied by Jibriil Abdirashid Haji, interim leader of the Southwest State of Somalia, attended the event organized by Somalia’s Ministry of Family and Human Rights.
Participants highlighted the...










