Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo kulan amni la yeeshay saraakiisha sare

Baydhaba - Hoggaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay saraakiisha amniga ee ka howlgala deegaanada maamulkaas, kaddib markii uu isugu yeeray Aqalka Madaxtooyada.   Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin sare oo ay ka mid yihiin Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, Taliyaha...

Madaxweynihii hore oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo qiimo badan u diray dhammaan geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isagoo si gaar ah u xusay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda iyo qoysaskooda sharafta leh ee mar walba u taagan difaaca dalka, ilaalinta midnimada iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed.   Warsaxaafadeed uu soo saaray ayuu ku sheegay in 12-ka...

Somali lower house speaker chairs standing committee meeting, new members sworn in

MOGADISHU — Speaker of Somalia’s Lower House Sheikh Adan Mohamed Nur on Sunday chaired a meeting of the chamber’s standing committee in Mogadishu, where lawmakers were briefed on political developments and new officials were sworn in.   The session, held at Villa Hargeisa, opened with the speaker informing members about his recent visit to Baidoa, the interim administrative capital of South...

Security chiefs hold talks in Baidoa to boost cooperation with local authorities and media

BAIDOA, Somalia — Mahad Mohamed Salad, head of Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), and Somali Police Commissioner Asad Osman Abdullahi held meetings in Baidoa with local officials and media representatives aimed at strengthening security coordination, authorities said.   The two officials met members of the Baidoa district administration in South West State, where discussions focused on enhancing cooperation between...

Somalia defence minister congratulates troops on army’s 66th anniversary

MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi on Sunday congratulated members of the Somali National Army on the 66th anniversary of its founding, praising their role in safeguarding the country’s sovereignty and unity.   In a statement, Fiqi extended his congratulations to officers, non-commissioned officers, soldiers and their families, describing the anniversary as carrying “great national significance” and symbolizing the...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Guddiga Joogtada ah

MUQDISHO - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay yeesheen Guddiga Joogtada ah, kaas oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa.   Ugu horreyn, Guddoomiyaha ayaa furay kulanka, isaga oo xubnaha Guddiga Joogtada warbixin ka siiyey safar uu ku tagay magaalada Baydhabo, oo ah xarunta ku-meel-gaarka...

Somalia Attends Relaunch of CEN-SAD Headquarters in Tripoli

TRIPOLI — Abdisalam Abdi Ali, Somalia’s minister of foreign affairs and international cooperation, attended a ceremony in Tripoli marking the reopening of the headquarters of the Community of Sahel-Saharan States, officials said.   The reopening event was inaugurated by Abdul Hamid Dbeibah, prime minister of Libya, who cut the ribbon to formally relaunch the organization’s operations after a period of inactivity. Founded...

African Union Chief Congratulates Djibouti’s Guelleh on Re-election

ADDIS ABABA — Mahmoud Ali Youssouf, chairperson of the African Union Commission, on Sunday congratulated Ismail Omar Guelleh following his re-election as president of Djibouti, praising what he described as a peaceful electoral process.   In an official statement, Youssouf welcomed the results announced by Djibouti’s electoral authorities, confirming Guelleh’s victory, and extended congratulations to the Djiboutian people for their participation...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay xuska 66-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.   Xuskan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxaa lagu soo bandhigay cutubyo ka tirsan ciidanka oo leh diyaargarow iyo tayo sare, kuwaas oo muujinayay horumarka laga sameeyay dhismaha iyo tayeynta...

Somali President Marks 66th Anniversary of National Army with Military Display

MOGADISHU — Hassan Sheikh Mohamud on Sunday attended ceremonies marking the 66th anniversary of the founding of the Somali National Army at the Ministry of Defence in Mogadishu, where officials showcased what they described as improved military capability.   Large formations of troops took part in the event, alongside displays of modern combat vehicles and advanced military aircraft, according to statements...

WARAR KALE

Somalia envoy attends Arab League farewell ceremony in Cairo

CAIRO – Somalia’s ambassador to Egypt and permanent representative to the Arab League, Ali Abdi Awaare, attended a luncheon held in honour of Arab...

Somalia envoy joins Africa Day celebrations in Pakistan

ISLAMABAD – Somalia’s ambassador to Pakistan, Sheikh Noor Mohamed Hassan, and diplomats from the Somali embassy took part in celebrations marking Africa Day 2026,...

Somalia signs African ocean science declaration at global oceans conference

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, took part in a side event held during the 11th Ocean Conference,...