Strengthening Ties: Somali PM Meets with Kenyan Deputy President in Nairobi
NAIROBI, Kenya - In a historic diplomatic engagement, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, met with Kenya's Deputy President, H.E. Rigathi Gachagua, in Nairobi on May 7, 2024.
This high-level meeting underscores the deepening bilateral relations between Somalia and Kenya, focusing on mutual interests and cooperation.
The meeting, which took place at the Official...
Sawirro: Shir looga hadlayo xakameynta hubka oo ka furmay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiir kuxigeenka Wsaaradda Gaashaandhigga XFS C/fitaax Qaasim ayaa manta magaalada Muqdisho wuxuu ka furay Shirweyne ku saabsan Maareynta Hubka, Rasaasta, iyo Walxaha Qarxo,kaas oo socon doono muddo labo maalin ah.
Shirkaan waxaa ka qayb galaya mas’uulyiin ka socda dowladda federaalka, dowlad goboledyada iyo xubno ka socda beesha Caalamka.
Waa shirkii uga weynaa ee la qabto tan iyo intii...
R/W Xamsa oo kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Nairobi + Sawirro
NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo haatan ku sugan dalka Kenya ayaa kulamo xasaasi ah ka wada magaalada caasimadda ah ee Nairobi.
Xamsa iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa maanta kulan labo geesood ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo ka soconaaya Magaalada Nairobi,kaa oo diiradda lagu saarayo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ee labada...
Flood Warnings Issued by SoDMA: Somali People Urged to Stay Vigilant During Spring Rains
MOGADISHU, Somalia - The Somali Disaster Management Agency's (SoDMA) National Multi-hazard Early Warning Center has issued flood warnings to the Somali people, emphasizing the need for vigilance as the upcoming spring rains could potentially have a significant impact on their lives and property.
The SoDMA's warning comes in the wake of recent heavy rainfall and the potential for further precipitation...
Dowladda Soomaaliya oo digniin culus soo saartay – Maxaa dhacaya?
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA oo soo saartay digniin ayaa sheegtay in tobanka casho ee soo socota ee 07da – 16ka bisha May 2024ka in ay suuragal tahay in ay ka dhacaan fatahaado isugu jira kuwo ka yimaadda wabiyada iyo togaga soo rogmada, kuwaas oo aadka u saameeyndoona qaar ka mid ah degmooyinka dalka Sida;...
Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada HirShabelle?
JOWHAR (SMN) - Shirka Gollaha Wasiirrada waxaa shir-guddoomiyay ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) waxana diirrada lagu saaray arrimo dhowr ah.
Ugu horreyn waxaa warbixin laga dhageystay Wasaarrada Amniga Guddaha oo si faahfaahsan u soo gudbisay xaaladdihii amni ee ugu dambeeyay iyo halka uu maarayo dagaalka Al-Shabaab.
Sidoo kale Wasaarrada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa Gollaha...
Fahad oo fariin ku aadan qabuuraha Iskuul Buluusiya u diray Md Xasan Sheekh.
??’??? ?????????? ??? ??? ??????????
Qoraalkan kuma socdo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu la hadlayaa Xasan Sheekhii muwaadinka wanaagsan ahaa ee aan saaxiibka dhaw la’ahaa sanado badan.
Haddii qof qoyskaada ah uu ku jiri lahaa qubuuraha lasoo faagayo. Haddii aad mucaarad banaan joog ah ahaan lahayd. Haddii aad Imaam Masjid ahaan lahayd. Haddii aadan dano ganacsi lahaan lahayn.
Haddii...
Somalia and Kenya Strengthen Ties with Landmark Agreements in Nairobi
NAIROBI, Kenya - In a move for regional cooperation, Somalia and Kenya have signed a series of groundbreaking agreements aimed at enhancing bilateral relations.
The signing of these agreements took place in Nairobi, Kenya, as part of the third session of the Kenya-Somalia Joint Commission for Cooperation (JCC), held from May 3 to May 6, 2024.
The agreements cover a wide...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiisyo dhaxal-gal ah
NAIROBI, Kenya - Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan dhinacyada, Arrimaha dibedda, Nabadgalyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada iyo arrimaha adeegga Bulshada.
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Sooaamliya u saxiixay heshiiskan, halka uu Kenya u saxiixay Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Musalia Mudavadi,...
Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre Visits Kenya for Bilateral Cooperation
NAIROBI, Kenya - In a significant move towards strengthening regional ties, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has arrived in Nairobi, Kenya, for the Ministerial Segment of the Kenya-Somalia 3rd Session Joint Commission for Cooperation.
This high-level diplomatic engagement took place from May 3 to 6, 2024, and aimed at fostering collaboration in various areas of mutual interest between the...










