Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiisyo dhaxal-gal ah

NAIROBI, Kenya - Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan dhinacyada, Arrimaha dibedda, Nabadgalyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada iyo arrimaha adeegga Bulshada.   Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Sooaamliya u saxiixay heshiiskan, halka uu Kenya u saxiixay Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Musalia Mudavadi,...

Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre Visits Kenya for Bilateral Cooperation

NAIROBI, Kenya - In a significant move towards strengthening regional ties, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has arrived in Nairobi, Kenya, for the Ministerial Segment of the Kenya-Somalia 3rd Session Joint Commission for Cooperation.   This high-level diplomatic engagement took place from May 3 to 6, 2024, and aimed at fostering collaboration in various areas of mutual interest between the...

Sawirro: Ra’iisul waaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen, Wasiirka Arrimaha Dibedda kenya Musalia Mudavadi, Wasiirka Difaac Kenya Aadan Barre Ducaale ,Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi , xubno ka tirsan Dowladda Kenya iyo Safiirka...

Hey’adda SoDMA oo 500 oo qoys gargaar ugu qeybisay degmadda Cabdicasiis

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 500 oo qoys waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.   Qoysaskaan ayaa iskugu jiray danyar iyo kuwa ka soo barakacay gobolada dalka oo wajahayay xaalada adag. Qaar kamif ah qoysakan ayaa waxa ay u mahad-naqeen hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka oo marwalba u taagan caawinta...

DF Soomaaliya oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu cabirkiisa kor u kacay una dhowaaday heerka qatarta ah ee uu ku fataho wabiga, iyadoo ugu baaqday shacabka halkaas ku dhaqan inay ka fogaadaan goobaha biyo mareenada sida wabiyada iyo dooxyada.   Qoraalka ay wasaaradda soo saaratay...

Shabelle Media Network Celebrates 22 Years of Impactful Journalism in Somalia

Mogadishu, Somalia - On the 6th of May 2024, Shabelle Media Network marked its 22nd anniversary, celebrating over two decades of its commitment to delivering accurate news and insightful analysis to the Somali community and the world at large.   This milestone is a testament to the organization's unwavering dedication to upholding the highest standards of journalism, even in the face...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo saaka u ambabaxay dalka Kenya

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre  oo hoggaaminaaya wafdi ballaaran, ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.   Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha la socdo ayaa halkaas ku tagaayo booqasho rasmi ah oo la xiriirta xoojinta  xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada Dal. Xamza ayaa wadahadallo gaar ah la yeelan doono madaxweynaha dalka Kenya,...

Shabelle oo maanta u dabaal-dageysa sanad guuradeeda 22-aad

MUQDISHO (SMN) - Sanad-guurada 22-aad ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa maanta ku beegan, maadaama la aas aasay maanta oo kale 6 May ee sanadkii 2002-dii   Shabelle ayaa soo martay marxalado kala duwan muddada ka howlgaleysay dalka, waxaana laga dilay Wariyeyaal ku dhow 14, ayada oo sidoo kale dhibaatooyin kala duwan loo gaystay howlwadeennada iyo qalabka. Dhammaan dhageystayaasheenna, daawadayaasheenna iyo akhristayaasheenna waxaan...

SoDMA Commissioner Meets Chinese Charge d’Affaires to Strengthen cooperation

Mogadishu, Somalia  – The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency of the Federal Government of Somalia, H.E. Mohamud Moalim Abdule, recently held a productive meeting with the Chinese Charge d'Affaires, Chen Wendi, at the Chinese Embassy in Somalia.   The primary objective of the meeting was to discuss potential areas of cooperation and strengthen the existing bilateral ties between Somalia...

PM Highlights Government’s Efforts in Inclusive and Stable Economy at Workshop in Somalia

Mogadishu, Somalia – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, emphasized the government's commitment to fostering an inclusive and stable economy during a workshop focused on the growth and development of the country's economy.   The event, held on May 5, 2024, brought together key figures from the Ministries of Production and international economic experts,...

WARAR KALE

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Gollaha Amaanka oo ka shiraya howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

MUQDISHO - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa galinka dambe ee maanta kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay...

Somali Elite Forces Kill 14 Al-Shabaab Fighters in Southern Operation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab special forces killed 14 Al-Shabaab fighters during a targeted operation in the southern Lower Shabelle region, the government...