Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Strengthening Ties: Turkey’s National Intelligence Director Ibrahim Kalin Visits Somalia

MOGADISHU, Somalia - On Tuesday, April 30, 2024, the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, welcomed the head of Turkey's National Intelligence Organization (MIT), Ibrahim Kalin, at Villa Somalia Presidential Palace in Mogadishu.   This significant meeting between the two nations underscores a growing partnership in combating security threats in the region, particularly from Al-Shabaab and other terrorist organizations. President Mohamud and...

Fartaag oo xariga ka jaray dhismayaal lagu soo kordhiyey Xarunta miino baarista

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka amniga gudaha XFS Md. C/llaahi Shiikh ismaaciil (Fartaag) ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta miina baarista ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.   Xarig jarka dhismayaasha  cusub ee lagu soo kordhiyey qeybtaan  ayaa waxaa  goob joog Ahaa  Taliyaha Ciidinka Boliiska Soomaaliyeed  S/Guuto Sulub axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Boliiska S/Guuto Zakia Xussen Axmed iyo Marti Ka socotey...

Somali PM Pledges Direct Vote in 2026, Emphasizes Peace and Reconciliation

Mogadishu, Somalia - In a significant development for the future of Somalia, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre, has announced the government's commitment to holding direct elections in 2026.   This decision, supported by the Danish government, is part of a broader effort to foster peace, reconciliation, and inclusive governance in the country. During the...

R/W Xamsa oo daah-furay geedi socodka Hirgalinta Hanaanka dhab u heshiisiinta

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay, taas oo horseedda in shacabka Soomaaliyeed ay ka dawoobaan haarihii iyo dhibaatooyinkii soo kala gaaray wakhtiyadii adkaa ee dalku soo maray.   Ra’iisul Wasaaraha oo Daahfurka Geeddi socodka hirgelinta Hannaanka dhab-u-heshiin Qaran, oo ay soo...

Somalia Offers Condolences to Kenya After Devastating Rains and Floods Claim Lives

MOGADISHU, Somalia - The Government of the Federal Republic of Somalia extended its deepest sympathies and condolences to the government and the people of Kenya following the tragic loss of approximately 50 lives due to the devastating dam breach and heavy flooding near the capital, Nairobi.   In a statement released by the Somali government, they expressed their profound sadness over the...

Somali Prime Minister Leads Meeting on Food Security and Nutrition

MOGADISHU, Somalia - In a move towards addressing the pressing issue of food security and nutrition in Somalia, Hamza Abdi Barre, the Prime Minister of Somalia, recently presided over a high-level meeting with officials from relevant authorities.   The meeting aimed to discuss the government's proposed strategy to take control of generating detailed reports on the country's food security situation. The meeting...

Somali National Army and US Special Forces Join Forces Against Al-Shabaab Militants

MOGADISHU, Somalia - In a significant development in the ongoing fight against terrorism in Somalia, a special meeting was recently convened between Major General Ibrahim Sheikh Muhuddin, the Commander of the Somali National Army, and Colonel David Haskell, the Commander of the US Special Forces in Somalia.   During the meeting, Major General Muhuddin called upon the US Special Forces to...

Faah-faahino kasoo baxaya dil ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Axmed Nuur Tooxoow oo shalay u tacsiyeynayey xubno ka tirsanaa qaraabadiisa oo ku dhintay qaraxii Hormuud ayaa galabta la toogtay isagoo ka soo laabtay aaskooda.   Axmed Nuur Tooxoow oo ahaa aqoonyahan da'yar ah ayey eheladiisu goordhow inoo xaqiijiyeen in uu Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda ku dilay Deegaanka Daarusalaam isagoo ka soo laabtay aaska marxuumiintii u shaqeynayey...

Sawirro: Madaxweynaha HirShabelle oo kulamo ka wada magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maanta kulan la qaatay Hay’adda Cunada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobe ee (FAO) waxana shirkaas goobjoog ahaa Wasiirka Wasaarrada Beeraha ee Dowladda Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir iyo Wasiirka Wasaarrada Beeraha Dowladda Hirshabeelle Maxamed Faarax Cali.   Shirkan ayaa diirrada lagu saaray dhammeystirka mashaariicdii horay u socotay, bilaabida...

Taliyaha ciidanka Xoogga oo Mareykanka kala hadlay dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeya Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa kulan gaar ah oo looga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab la qaatay Taliyaha ciidamada gaarka ah ee Mareykanka Kornel David Haskell.   Taliye Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Saraakiisha Mareykanka ee qaabilsan Howlgallada gaarka ah wuxuu Kala hadlay inay ka qeyb qaataan dagaalka dalka looga xureynayo Al-Shabaab...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...