NUSOJ oo sharci darro ku tilmaamtay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka
MUQDISHO (SMN) - Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa wax aad loola yaabo ku tilmaamay ansixinta Gollaha Wasiiradda Soomaaliya ee magacaabista Gollaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood.
War Saxaafadeed Ururka NUSOJ soo saarey ayaa lagu micneeyay magacaabista xubnaha tallaabo si cad u baalmarsan qodobada sharciga ah ee ku xusan qodobka 14-aad ee xeerka saxaafadda Soomaaliya ee...
Madaxweyne Xasan oo guddoomiyey shir ku saaban amniga dalka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta howlgallada xoreynta dalka waxa uu kula qaatay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Saraakiisha hoggaaminaya howlgallada,Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda JFS.
Madaxweynaha ayaa bogaadiyey naf-hurnimada geesiyaasha Soomaaliyeed ee u istaagay xoreyta deegaannada ay...
Outrage Among Journalists: Somali Media Council’s Illegitimate Appointments Threaten Press Freedom
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) was utterly surprised by today's decision of the Council of Ministers, which proposed nine individuals for the Somali Media Council in clear violation of the legal provisions outlined in Article 14 of the amended media law of 2020.
According to Clause 14(1), the Somali Media Council should comprise nine members: three from public/state...
Somali security, ATMIS and a ‘seamless’ transfer
APA-Mogadishu (Somalia) The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) says it is in the middle of a seamless transfer of security responsibilities ahead of exiting the Horn of Africa country wracked by decades of strife.
Although the East African nations has gone through a lull in suicide bombings since the turn of the year, those responsible for security in...
MV Abdullah anchored in Somalia’s Hobyo port
HOBYO, Somalia - Bangladeshi vessel MV Abdullah which was hijacked by Somali pirates with 23 crew on board anchored at Hobyo port in Somalia on Thursday, said Director General of the Department of Shipping Commodore Mohammad Maksud Alam.
MV Abdullah anchored around 2 pm at Hobyo port, he said adding "However, none of the pirates has contacted the owners and...
Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka ay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, oo shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood.
Xubanaha guddiga oo ay golaha u soo jeedisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa kala ah;
1. C/raxmaan Maxamed Aadan (Koronto)
2. Maxamed Shiil Xasan Shiil
3....
Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar oo u jawaabay madaxweyne hore Farmaajo
MUQDISHO (SMN) - Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar oo ah xeer ilaaliye ku xigeenkii hore ee Qaranka ayaa u jawaabay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), kaas oo si weyn uga yimid wax ka beddelka dastuurka.
Garyaqaanka ayaa ku eedeeyay in Farmaajo uu wado kicin dadweyne oo ka dhan ah dowladda, wuxuuna ka digay in fowdo laga abuuro...
Maxkamadda Racfaanka oo xukuntay mas’uuliyiin lagu helay musuq-maasuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ka soo saartay laba Dacwadood oo ka dhan ah mas’uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhaxe, iyo Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.
Maxkamadda oo dacwada 1-aad ka yeelatay 8-fadhi ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqday xukunka oo noqday sida tan:
Makamadda ayaa ku xukuntay eedeysanayaasha kala ah Cumar Macallin Nuur & Cabdullaahi...
Paris Club Creditors cancel 99% of Somalia’s debt
MOGADISHU, Somalia - The Paris Club of Creditors has reached an agreement with the government of Somalia that will result in the cancellation of up to $2 billion of the country’s debt- approximately 99% of the debt owed by the country to the group.
This was disclosed in a statement from the group yesterday where it stated it will forgive...
ATMIS commits to a smooth security transition in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) will ensure a seamless transfer of security responsibilities ahead of exiting the Horn of Africa country.
“ATMIS is fully committed to the transition process, which will culminate in the transfer of full security responsibilities to the Somali Security Forces (SSF) by the end of December 2024,” AU Special Representative...












