Sawirro: Axmed Madoobe oo kulan la qaatay guddoomiyaha Aqalka Sare

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu ka dagan yahay  Muqdisho ku qaabilay gugdoomiyahaGolaha Aqalka Sare  Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Kulanka oo ahaa md is xog wareysi ah ayaa waxaa looga hadlay xaaladda cakiran ee dalka iyo sidoo kale arrimaha doorashooyinka.

Axmed Madoobe ayaa Muqdisho u yimid ka qeybgalka shirka Golaha Wada-tashiga Qaran ee uu iclaamiyey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here