Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Jalalaqsi

0

JALALAQSI (SMN) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo kaa shanaysa maamulka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa 1,500 oo Qoys oo wajahayey nolol adag waxa ay gargaar ugu qaybisay Gudaha Isbitaalka weyn ee Magaaladas.

 

Qoysaska Gargaarkaan loo qaybiyey ayaa iskugu jiray Danyar, kuwa qaba baahiyaha gaarka ah iyo barakacyaal deeganadoodii uga soo barakacay fatahaadaha iyo daadadka El-Niño.

Degmada Jalalaqsi iyo degaanada ku dhaw waxa ay ka mid yihiin goobaha ay sida ba’an u saamaysay xaaladdaha El-Niño.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here