Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay safiirka dalka Kenya

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto, oo dhameystay muddo xileedkiisa danjirimo.

 

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto ku bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ah adkeynta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya iyo gudashada waajibaadkiisa.

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here