Senataro cusub oo lagu doortay magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Waxaa Teendhada Afisyoone ee Xerada Xalane maanta lagu soo gaba-gabeeyey doorashada Aqalka Sare, gaar ahaan xubnaha gobollada waqooyi.

Doorashadan oo shalay soo bilaabatay ayaa waxaa 5-tii kursi ee ugu dambeysay kusoo baxay Senetarada kala ah:-

1-Saciid Cabdi Xasan.

2-Naciima Xasan Xaaji Maxamuud

3-Axmed Maxamed Saciid

4-Axmed Ibraahim Qorane

5-Deeqo Xasan Xuseen.

Sidoo kale kuraasta kale oo shalay doorashadooda la qabtay ayaa waxaa ku guuleystay xubnaha ka ah:-

1-Cabdi Xaashi Cabdullahi

2-Saalax Axmed Jaamac

3-Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar

4-Cismaan Abuukar Dubbe

5-Leyla Axmed Ismaaciil

6-Bilaal Idiris Cabdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here