Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis cusub + Sawirro

0

RIYADH (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Haruuse ayaa Heshiis iskaashi ah la saxiixday dhigiisa Boqortooyada Sacuudiga Mudane H.E Faisal bin Farhan Al Saud.

 

Heshiiskaan ayaa ka dhacay caasimadda dalka Sucuudiga ee Riyadh, wuxuuna waddada u xaarayaa heshiiskan iskaashiga iyo wada shaqaynta labada dal iyo in hay’adaha labada dal si goonni goonni ah u galaan is fahanno iyo heshiisyo wada shaqayneed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here