Wasiir Salaax Axmed oo ka guuleystay gudoomiyihii hore ee maxkamada sare

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka wasaarada dastuurka Soomaaliya Salaax Axmed Jaamac ayaa ka guulestay guddooomiyihii hore ee maxkamada Sare, Ibraahim Iidle Suleymaan.

Saalax ayaa helay 29 cod, halka Ibraahim Iidle uu isna helay 12 Cod, sidoo kale 5 cod ayaa halaabay, sida uu shaaciyey guddoomiyaha guddiga doorashada gobollada waqooyi.

Sidoo kale wasiir Saalax oo ku soo baxay kursigan ayaa ahaa xildhibaan ka tirsan golaha shaca ka, isaga oo sidoo kale mar noqday wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here