KINSHAASHA (SMN) – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Magaalada Kinshaasha ee Dalka Jamhuuriyadda Koongo uga qeybgalay shir ay isugu yimaadeen Taliyeyaasha Ururka Iskaashiga Booliska ee Bariga Afrika .
Kulankaasi oo ahaa shir sanadeedkii 23 –aad waxaa taliyaashii ka qeybgalay ay diiradda ku aareen wadaagga xogta, amniga iyo wada shaqeynta Booliska ee Gobolka.



![Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Xawaadle oo lagu doortay Muqdisho [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/07/yaab-150x150.png)
