Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Duqa magaalada Muqdisho oo dhagax dhigay waddo muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Dhagax-dhigay dhismaha Wadada Laamiga ee Isgoyska Towfiiq illaa Miisaanka Dhuxusha ee Degmada Yaaqshiid.   Munaasabadda Dhagax-dhiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka G/Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid, Odayaasha Dhaqanka, Haweenka, Ardeyda iyo Qeybaha kala gedisan...

Somalia court set to sentence man accused of killing his wife

MOGADISHU, Somalia - Sayid Ali Moalim Daud, who is accused of burning his wife to death, appeared today for the second time in the court of Banadir region, to face murder charges against him.   The court was presented with 4 witnesses, 3 of whom were witnesses who were not far from the house where the act took place, and they...

Somali PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre has bid farewell to the outgoing Turkish Ambassador to Somalia Ibrahim M. Yagli expressing appreciation for his remarkable leadership and efforts in enhancing Somalia - Türkiye bilateral relations during his tenure.   The Ambassador reciprocated the sentiment, commending the Somali government and its people for their unwavering support during his...

New Kenyan Ambassador presents his diplomatic Credentials to Somali President

MOGADISHU, Somalia - Kenya's new ambassador to Somalia, Cyprian Kubai Iringo presented his credentials to President Hassan Sheikh on Sunday at Villa Somalia.   During their meeting, both reaffirmed their commitment to deepen and expand the relationship between the two countries for mutual benefit, according to Villa Somalia. This marked Kiringo's first engagement with the Somali president since his appointment by President...

JABRIL ABDULLE: We come with opportunities, not burdens to East Africa

Somalia's Ambassador to Kenya Jabril Ibrahim Abdulle reported to duty three months ago. But he has found himself in the middle of a changing arena of relations. Somalia, he says, is choosing to look at the good side of relations and wants to pursue that, including targeting as many as 60,000 expatriates from the neighbourhood to sew up its economy....

Kenya Hosts Elite Military Units From 3 Continents for Justified Accord 2024

NAIROBI, Kenya - Kenya on Saturday, February 24, played host to elite Somali military units who will be taking part in Justified Accord 2024, a multinational military unit exercise being conducted by the US government and partner African States. According to Somali National Television, the country’s national army special unit Danab flew to Kenya from Mogadishu’s Aden Abdulle International Airport. The Somali soldiers will...

Qatar, Somalia to enhance cooperation in legal fields

Doha, Qatar: Qatar and Somalia have signed a memorandum of understanding (MoU) for cooperation in the legal fields.   The MOU was signed by Minister of Justice and Minister of State for Cabinet Affairs H E Ibrahim bin Ali​ Al Muhannadi and Minister of Justice and Constitutional Affairs of Somalia H E Hassan Mo’allin Mohamoud, currently on a visit to Qatar. The...

Daawo: Maxkamadeynta Sayid Cali oo mar labaad ka bilaabatay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fariisatay dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid Cali Macallin Daa'uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis.   Waxaa maxkamadda goobjoog ah ehellada labada dhinac, dadweyne, qareeno iyo xeer ilaalinta guud ee qaranka. Sidoo kale waxaa la filayaa in maanta lasoo gabagabeeyo maxkamadeynta ninkan oo ay isha ku wada hayaan...

Madaxweyne Xasan oo warqadaha ka guddoomay safiirka cusub ee Kenya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya ay u soo magacawday dalkeenna Mudane Cyprian Kubai Iringo.   Danjire Cyprian Kubai oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud soo gaarsiiyey salaan iyo farriin uu kaga siday Madaxweynaha dalkiisa Mudane William Ruto ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyed uga...

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis is-afgarad ah + Ujeedka

DOOXA (SMN) - Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallim Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa iyo Wasiirka Cadaaladda dalka Qatar, mudane Ibraahiim Bin Cali Almuhannadi ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan iskaashiga arimaha sharciga.   Heshiiskan Is-afgaradka ah wuxuu ka turjumayaa danaha labada dal ee isweydaarsiga macluumaadka iyo khibradaha qaabka diyaarinta, qorista...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...