Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay furitaanka shirka Midowga Afrika

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika.   Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay kulanka, ayaa ku baaqay in la qaado tallaabooyin wadajir ah oo looga hortagayo falalka caqabadda ku ah nabadda iyo amniga ee ka soo ifbaxaya guud ahaan qaaradda. Madaxweynaha...

Somali and foreign forces target Al-Shabaab bases with airstrikes

MOGADISHU, Somalia - Last night, an unmanned aircraft carried out an airstrike in the vicinity of the Galcad district in the Galgadud region, central Somalia.   The reports from the region further indicated that the drone attack targeted a place where members of the Al-Shabaab group were gathering to plot an attack. In a statement, the government said heavy losses were inflicted...

Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay guddoonka labada Aqal + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS,  ayaa kulamo uu la qaatay waxa uu la wadaagay warbixinno kala duwan oo ku saabsan arrimaha amniga iyo dib-u-xoreynta, Arrimaha Siyaasadda loo dhanyahay, Horumarinta dhaqaalaha, maalgashiga iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee aan dunida la leenahay.   Waxaana uu Ra’iisul Wasaaruhu warbixin...

Somali president attends AU summit kicked off in Addis Ababa

ADDIS ABABA, Ethiopia - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud today attended the opening of the African Union Leaders Summit in Addis Ababa, Ethiopia.   During his address to the meeting, the President called for collective steps to be taken to establish effective mechanisms for addressing the emerging peace and security crises across the continent. The President denounced Ethiopia's recent actions,...

Kenya Airways Resumes Direct Flights To Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - Kenya Airways (KQ) has announced the reintroduction of direct flights to Mogadishu, Somalia, marking a significant milestone in regional connectivity and development.   The airline will operate flights three times a week, emphasizing the advantages of nonstop travel, including reduced travel time and improved accessibility between Nairobi and Mogadishu. Initially launched in December 2018, the flights to Mogadishu were...

Somali president meets Arab ambassadors on the sidelines of AU summit

ADDIS ABABA, Ethiopia – The president of Somalia Hassan Sheikh received at his hotel residence in Addis Ababa the ambassadors of the Arab League member states in Ethiopia.   Villa Somalia said Hassan Sheikh discussed the Arab diplomats about the bilateral relations, the current situation of the Horn of Africa, and the global issues. The president commended the ambassadors for their solidarity...

Ehellada Macallin Macaloow oo dibad-bax ka dhigay Muqdisho + Video

MUQDISHO (SMN) - Ehellada Macallin Cabdiraxmaan Macallow Abiikar oo weli ku jira Firinjeer ayaa maanta dibad-bax cabasho ah ka dhigay magaalada Muqdisho.   Dibadabaxan ayaa waxaa sidoo kale ka qayb-galay qaar kamid ah bahda waxbarashada, ayada oo cadaalad loogu dalbayay marxuumka oo lagu dhex dilay iskuulka Sidii. Ehellada ayaa sheegay in aan la aasi doonin maydka, illaa inta laga soo qabanayo eedeysanaha...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay safiirada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga Ethiopia

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degen-yahay magaalada Addis Ababa ku qaabilay Safiirada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga Ethiopia, waxayna ka wada hadleen arrimaha gobolka Geeska Afrika iyo caalamka intiisa kale.   Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku bogaadiyay ugana mahadceliyay safiirada dalalka Jaamacadda Carabta ee Ethiopia garab istaagga dhabta...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn ka dhacday gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta duqeyn xoogan oo ay iska kaashadeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saaxibada caalamiga ah ay ka dhacday duleedka degmada Galcad ee gobolkaasi.   Duqeynta ayaa waxaa lasoo wariyay in lala eegtay fariisimo ay Al-Shabaab ku leeyihiin halkaasi, waxaana jira khasaare xoogan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Saraakiil ka tirsan...

NISA averts bomb attack after seized bag filled with explosives

MOGADISHU, Somalia  -  The NISA forces thwarted a major attack plot after seized explosive materials in a suspicious bag in Abdiaziz District.   A suspect was arrested for the foiled bombing in the capital and he is under NISA questioning, according to the reports. The successful seizure came following a tip off from the residents who phoned to NISA after witnessing suspicious...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday askari dil ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana ayaa loo heystay in uu dil bareer ah u...

Madaxweynaha Puntland oo ka horyimid qodobadkii kasoo baxay shirkii Muqdisho

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa ka horyimid go'aannada kasoo baxay shirka golaha...