Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Condemns ‘Illegal Self-Election’ in Baidoa

MOGADISHU — Somalia’s federal government on Saturday strongly condemned what it described as an “illegal self-election” held in the southwestern city of Baidoa, saying the process violated national agreements, electoral laws and the constitution.   In a statement, the government said the vote was “a pre-planned act of self-appointment” that did not reflect the will of the people of the South...

Soomaaliya oo Hirgelinaysa Nidaam Casri ah oo Lagu Diiwaangalinayo gaadiidka Bada

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, kuwaas oo ka siiyay warbixin ku saabsan horumarka ay Soomaaliya ka gaartay dhinaca gaadiidka badda.   Warbixinta oo ay soo jeediyeen Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo khubaro ka tirsan wasaaradda ayaa...

Shariif Sheekh Axmed oo Hambalyo u Diray Hoggaanka Cusub ee Koonfur Galbeed

Muqdisho - Madaxweynihii hore ee dowladda kumeelgaarka ah ee Somaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa hambalyo u diray hoggaanka dib loo doortay ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.   Shariif Sheekh Axmed ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Cali Siciid Faqi. Waxa uu sidoo kale bogaadiyay xubnaha Baarlamaanka 3-aad ee Koonfur...

Madaxweynihii Hore oo Laftagareen Ugu Hambalyeeyey Dib udoorashadiisa

Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo iyo duco u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.   Farmaajo ayaa sheegay in hoggaanka cusub ee Koonfur Galbeed ay horyaallaan waajibaadyo muhiim ah, oo ay ka mid yihiin dardar-gelinta dib u heshiisiinta bulshada, dhammaystirka xoreynta deegaannada ay gacanta ku hayaan kooxaha...

Laftagareen oo Mar Kale Loo Doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Baydhabo - Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa mar kale loo doortay hoggaanka dowlad-goboleedkaasi, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo.   Laftagareen ayaa ku guuleystay doorashada isagoo helay 66 cod, taasoo u sahashay inuu sii hayo xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed. Doorashadan ayaa qayb ka ah dhismaha hay’adaha dowlad-goboleedka, iyadoo la filayo in maamulka cusub uu sii wado howlaha la...

Laftagareen secures second term as Southwest State president

BAIDOA, Somalia – Incumbent leader Abdiaziz Hassan Mohamed, popularly known as Laftagareen, was re-elected as the president of Somalia’s Southwest State on Saturday, following a high-stakes vote in the regional capital, Baidoa. Laftagareen’s victory comes just hours after his close ally, Dr. Ali Said Fiqi, was reinstated as the Speaker of the regional parliament, consolidating the administration's grip on the...

Ali Fiqi re-elected as Southwest state speaker ahead of presidential vote

BAIDOA, Somalia – Dr. Ali Said Fiqi was re-elected Saturday as the speaker of the Southwest State Parliament, securing a landslide victory in a vote held in the regional capital, Baidoa. Fiqi, a veteran politician and key ally of the regional administration, won 67 votes, easily defeating his sole challenger, Diini Sheikh Hassan, who garnered only 11 votes. A total of 80...

Farmaajo oo Soo Dhaweeyey Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si diirran u soo dhaweeyey doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo ku xigeennadiisa.   War-saxaafadeed uu soo saaray ayaa lagu sheegay in uu hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada, Cali Siciid Faqi, iyo ku xigeennadiisa, kuwaas oo lagu doortay magaalada Baydhabo. Mudane Farmaajo ayaa...

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo doortay Gudoomiye rasmi ah

BAYDHABO - Dr Cali Saciid Fiqi ayaa ku guuleystay in mar kale Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur-galbeed kadib doorasho ka dhacday Baydhabo.   Dr. Cali Siciid Fiqi ayaa helay 67 cod Halka Musharixii la tartamayay ee Diini Shekh Xasan uu helay 11 cod. Waxaa codeeyay 80 Xildhibaan oo kamid ah Baarlamaanka 3aad ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo hadda u codeynaya Madaxweynaha.

Hassan Abdi Elected Interim Speaker of Southwest State Parliament Amid Rising Tensions

BAIDOA — Hassan Abdi Nur Aalbaro has been elected as the interim speaker of the third parliament of the Southwest State, officials said.   Lawmakers of the newly inaugurated parliament chose the temporary leadership on the day of their swearing-in, with a permanent speaker expected to be elected in the coming days. The vote comes amid rising tensions in Baidoa city in...

WARAR KALE

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Muqdisho Ku Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

MUQDISHO - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer...

Muqdisho oo Lagu Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Dhiig-bixinta

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryan Maxamed Xuseen, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Ganacsato Ka Socda Talyaaniga

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka...