Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu maanta furay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Saaxibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya.   Shirka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo dardar-gelin lahaa, loogana miro dhalin lahaa qorshaha Xukuumadda #DanQaran ee siyaasadda loo dhan yahay. Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa madasha la wadaagay heerarkii...

Suspected Al-Shabaab attack in Somalia leaves 7 Ethnic Oromos dead

BELED-HAWO, Somalia - An overnight attack in the border town of Beled-Hawo within the Gedo region has left at least seven Ethnic Oromos dead while six others were wounded.   The local security forces launched an investigation into the suspected Al-Shabaab raid that targeted a village predominantly inhabited by people from the Oromo ethnic community. The wounded have been admitted to the...

Ku dhowaad 10 qof oo Oromo ah oo lagu dilay degmada Beledxaawo

BELEDXAAWO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo maleynayo inay ka dambeeyeen Al-Shabaab, kaas oo xalay ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.   Weerarkan ayaa waxaa fuliyay rag hubeysan, kuwaas oo beegsaday xaafad ay dagan yihiin dad Oromo ah, sida uu innoo sheegay in mid kamid ah waxgaradka deegaanka. Sidoo kale waxaa weerarkan ku dhintay...

Severe watery diarrhea kills nearly 20 people in central Somalia

MOGADISHU, Somalia - At least 18 people, mostly children have died from the diarrhea disease that broke out in the Hawadley and the surrounding areas in the Hiran region.   According to the local officials, around 50 other people have been hospitalized. The reports say the disease is spreading in the small villages outside the town, as the people have no medical...

UN commits to provide technical training for Somali security forces

MOGADISHU, Somalia - The United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) which has been actively supporting Somalia in enhancing the capabilities of the security forces, has committed to provide technical training for the local forces during the transition period.   The UNSOS which is providing logistical field support to the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said in a joint...

Xildhibaanada BF oo kulan xasaasi ku leh magaalada Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay kulan xasaasi ah ku yeeshay xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.   Kulankan ayaa qorshuhu yahay in looga hadlo xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan doodda ka taagan arrimaha wax ka beddelka ee dastuurka KMG ka ah. Xildhibaanada ayaa la filayaa inay sii amba qaadaan dooddooda, maadaama dhowaan ay ansixiyeen habraaca...

Nin rabay inuu gubay xaaskiisa iyo carruurtiisa oo lagu qabtay Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in degmada Afgooye lagu qabtay nin la sheegay inuu gubi rabay xaaskiisa iyo carruurtiisa.   Ciidamada ammaanka ayaa ninkan gacanta ku dhigay, isaga oo Taraq iyo Basiin ka gadanayay suuqa degmada, kadib markii ay soo war-geliyeen dadka deegaanka. Sidoo kale guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose, Maxamed Ibraahim Barre oo la hadlay...

Qoor Qoor oo guuddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirada Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha wasiirrada oo uu goo bjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda mudnae Cali Daahir Ciid. Ugu horreyn golaha ayaa wasiirka amniga ka dhageystay warbixin la xariirta guud ahaan xaaladda guud ee amniga Galmudug. Intaas kaddib Golaha Wasiirrada Galmudug ayaa aad uga dooday mashaariicda socota iyo kuwa...

Somali president expresses condolences over death of Namibian president

MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh has on behalf of the government and people of Somalia, extended deep condolences to the government and people of Namibia over the passing of President Hage Geingob.   The Namibian head of state passed away on February 4 at the age of 82. In January, the presidential office reported that he was diagnosed with cancer. Villa Somalia, the...

WARAR KALE

SoDMA Commissioner Meets Chinese Charge d’Affaires to Strengthen cooperation

Mogadishu, Somalia  – The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency of the Federal Government of Somalia, H.E. Mohamud Moalim Abdule, recently held a...

PM Highlights Government’s Efforts in Inclusive and Stable Economy at Workshop in Somalia

Mogadishu, Somalia – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, emphasized the government's commitment to fostering an inclusive...

R/W Xamsa oo furay kulan looga hadlayey Horumarinta iyo Kobcinta Dhaqaalaha

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan kobcinta...