Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

AU troops handover seven military bases to Somali army

MOGADISHU, Somalia - ATMIS officially handed over 7 Forward Operating Bases (FOBs) to the Federal Government of Somalia at a ceremony in Mogadishu, marking the completion of Phase Two of the ATMIS Drawdown as per UNSC Resolution 2710. Two others were closed making it a total of 9 FOBs.   Official documents were signed between #Somalia’s National Security Adviser, Hussein Moalim,...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duleedka magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Al-Shabaab.   Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen xero ciidan oo ku taalla waqooyiya magaaladaasi, waxaana kadib xigay dagaal foolka fool ah. Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatuma oo la kulmay Cumar Cabdirashiid + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay Ra'iisal Wasaarihii Hore ee Dalka Mud. Cumar Cabdirashiid Cali.   Kulankan ayaa qayb ka ah kulamo isdabajoog ah oo Hoggaamiyuhu la qaadanayey madaxda Dawladda Federaalka, Madaxda Puntland, Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, siyaasiyiinta iyo waxgaradka Soomaliyeed ee ku sugan Caasimadda PL ee Garoowe. Labada masuul ayaa kulankan waxa isaga xog-waraysteen xaaladaha Guud...

Madaxweyne Xasan oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika

ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi iyo khayraadka dihan ee ceegaaga dalkeenna oo wax tar u leh gobolka iyo guud ahaan caalamka.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in iskaashiga caalamka uu ku tiirsan yahay ixtiraamka sharciyadda iyo mabaadi’da madax-bannaanida iyo wadajirka...

Mahad Salaad oo ka qayb galay shir looga hadlaya amniga bariga Afrika

MOMBASA (SMN) - Agaasimaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galaya shirka Hay’adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika kaas oo ka socda magaalada Mombasa ee dalka Kenya.   Shirkaan ayaa looga hadlayaa iskaashiga dhinaca ammaanka iyo isdhaafsiga macluumaadka muhiimka u ah xasilloonida, si loo helo bariga Afrika oo nabad ah kana caagan wax kasta oo wax u...

AU team in Somalia over drawdown plans, posting ATMIS strategy

MOGADISHU, Somalia - The African Union's high-level delegation arrived in Mogadishu, the capital of Somalia, Saturday evening to assess the ongoing troop withdrawal, whose second phase began in December 2023.   The African Union Mission in Somalia (ATMIS) said the AU team, which is led by Alhaji Sarjoh Bah, the director of conflict management within the Political Affairs, Peace and Security...

Cali Balcad oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Madaxa hawlgalka IGAD

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mudane Cali Cumar, ayaa maanta oo Isniin ah ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Madaxa IGAD ee Soomaaliya.   Danjire Maxamuud Cabdi Axmed ayaa hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay leedahay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga iyo dhinacyada Hourmarineed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur...

Golaha Amaanka ee QM oo kulan ka yeelanaya xadgudubka Itoobiya

NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta yeelan doona kulan albaabada u xiran oo looga hadlayo xiisada Itoobiya iyo Soomaaliya ee ka dhalatay heshiiska Badda uu Abiy Axmed la galay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi 1-dii bishan.   Faransiiska ayaa soo qabanqaabiyay kulankaas oo ka jawaabayay codsigii Soomaaliya, iyagoo walaac ka muujiyay heshiiska Itoobiya ay...

UN security council to convene over Ethiopia-Somalia tension

NEW YORK – UN Security Council members will convene this afternoon for closed consultations to address the situation between Ethiopia and Somalia under the “Peace and Security in Africa” agenda item.   According to a think tank, the Security Council Report, France, holding the Council’s presidency for January, organized the consultations upon Somalia’s request in a letter dated 23rd January, citing Article...

Ilhan Omar condemned on social media after passionate speech supporting Somalia

WASHINGTON - Rep. Ilhan Omar (D-MN) was harshly criticized by conservatives on social media Sunday after a video was shared showing her speaking about her support for Somalia, the nation from which she hails.   In the video, the liberal Minnesota leader was addressing a crowd in a Minneapolis hotel when she spoke about Somaliland and the unrecognized state's deal with Ethiopia,...

WARAR KALE

Somalia envoy attends Arab League farewell ceremony in Cairo

CAIRO – Somalia’s ambassador to Egypt and permanent representative to the Arab League, Ali Abdi Awaare, attended a luncheon held in honour of Arab...

Somalia envoy joins Africa Day celebrations in Pakistan

ISLAMABAD – Somalia’s ambassador to Pakistan, Sheikh Noor Mohamed Hassan, and diplomats from the Somali embassy took part in celebrations marking Africa Day 2026,...

Somalia signs African ocean science declaration at global oceans conference

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, took part in a side event held during the 11th Ocean Conference,...