Heavy confrontation erupts in Garowe town
GAROWE - The clashes took place between the bodyguards of the Vice President of Puntland and traffic police officers operating there.
The battle erupted when a vehicle belonging to Puntland Vice President Ahmed Elmi Osman (Karaash) was taken by the police for violating the law.
At least one soldier was injured, according to credible sources.
The sources added that after the shooting,...
Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo xarigga ka jaray xarun muhiim ah
MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray dhismaha barxada Biyaasa Liibaro ee degmada Xamar Jajab oo ay dowlada hoose Xamar ku sameysay dib udhis goobtaas oo loogu talagalay in lagu baakimo gaadiidka Xamuulka ah si loo yareeyo saxmada balaaran ee kajira isku socodka wadooyinka Caasimadda.
Barxada Biyaasa...
Banaan-bax looga soo horjeeday TPLF oo ka dhacay magaalada Jigjiga
JIGJIGA (SMN) - Waxaa saaka magaalada Jigjiga ka billowday banaan-bax ballaaran oo ay dhigayaan shacabka ku dhaqan magaaladaas oo waddooyinka isugu soo baxay.
Dibad-baxan ayaa waxaa looga soo horjeeday dagaalka Jabhadda TPLF ay ka wado dalka Itoobiya, kaas oo saameyn xoogan ku yeeshay xaaladda waddanka oo dhan.
Sidoo kale dibad-baxayaasha ayaa watay boorar ay ku xardhan yihiin erayo ay ku taageerayaan...
Faah faahino kasoo baxaya iska hor imaad xalay ka dhacay Garoowe
GAROOWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xalay iska hor imaad khasaare geystay uu ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe.
Iska hor imaadka ayaa waxa uu u dhexeeyey ciidamada ilaalada madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo askar ka tirsan kuwa Taraafikada ee ka howl-gala halkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in iska hor imaadka uu ka dhashay gaari laga xereeyay...
Heshiis ku saabsan hanaanka saami qeybsiga wax soo saarka dalka oo la ansixiyey
MUQDISHO (SMN) - Guddiga wasaaradaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka ayaa si wadajir ah u ansixiyay heshiis ku saabsan hanaanka saami qeybsiga wax soo saarka dalka.
Wasiirka Badtoolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa tallaabo muhiim ah ku tilmaamay heshiiskan.
“Waa talaabo muhiim ah oo hubaashii kaalin ka ciyaareysa dadaaladeena aan...
At least two dead in Somalia explosion
MOGADISHU - An Explosion happened on the outskirts of Mogadishu, the Somali capital on Saturday morning, police and witnesses said.
Reports say that the explosion, which was a landmine, occurred on the road between Mogadishu and Afgoye, especially in Garasbaale area.
Local sources said that the mine hit a motorcycle carrying civilians traveling on the street.
At least two people were...
Ugandan diplomat Simon Mulongo speaks out on Somalia expulsion
MOGADISHU - The Federal Government of Somalia yesterday expelled Ugandan diplomat Simon Mulongo, giving him a week to leave the war-torn Horn of Africa country, after declaring him persona-non-grata.
In other words, Mr Mulongo, the deputy special representative of the African Union chairperson Moussa Faki and deputy Head of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), is officially an unwelcome...
Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xilka la wareegay
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed, ayaa ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul).
Rooble aya Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda u rajeeyay in uu Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda loo igmaday.
Ugu danbeey Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka...