Somali, US forces target Al-Shabaab base, kill at least four militants
MOGADISHU, Somalia - The SNA forces with the help of the US military carried out a planned operation to kill members of the Al-Shabaab in the Lower Jubba region, Jubaland.
The joint operation took place in an area, about 45 km to the north of Kismayo, the capital of the Lower Jubba region, according to a statement issued by the...
Somali President Hassan Sheikh Arrives in Doha, Qatar
Doha - HE President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud arrived on Monday in Doha, on a working visit to the country.
"President Hassan Sheikh has arrived in Doha, Qatar for a significant official working visit aimed at further enhancing bilateral relations between Somalia and the brotherly State of Qatar across various mutually beneficial areas," said Villa...
Xildhibaanada labada gole oo ansixiyay xisaab xirka miisaaniyadda 2022
MUQDISHO (SMN) - Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo ay weheliyaan ku xigeennada labada Aqal ayaa shir guddoomiyay fadhiga kulanka wadajirka ah ee akhrinta 3aad ee Xisaab xirka sanad maaliyadeedka dowladda ee 2022-ka.
Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 9-aad Labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ayaa ajndahiisu ahaa, akhrinta 3aad...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Qatar
DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha lagu sii horumarin karo iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar waxa uu la qaadan doonaa Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad.
Soomaaliya iyo Qatar ayaa wadaaga iskaashi walaalnimo iyo...
Farmaajo oo ka horyimid qorshe xasaasi ah oo ay waddo Villa Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadee ee dalka.
Farmaajo ayaa ka horyimid qorshaha ay wadda Villa Soomaaliya ee ku aadan wax ka beddalka dastuurtka KMG ka ah ee Soomaaliya.
Warsaxaafadeedka ayaa qornaa sidatan:-
Iyadoo aan ognahay khatarta jiritaan ee maanta ku xeeran dadka iyo dalka Soomaaliyeed, Annagoo...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay Atul Khare + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka taageerada howlgallada Mr. Atul Khare oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada ay Q.M. siiso Soomaaliya.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, siyaasadda iyo xoojinta taageerada ay Qaramada Midoobay siiso Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.
Labada...
Top UN official visits Somalia after removal of UNSC arms embargo
MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamza Abdi Barre had a productive meeting with UN Under-Secretary-General of Operational Support, Mr Atul Khare.
According to a statement issued by OPM, the closed-door discussions centered on enhancing cooperation between Somalia and the UN to bolster operational support.
Emphasis placed on empowering Somali Security Forces to assume full security responsibility for the nation by December...
Somali police nabs man for beheading his cousin
MOGADISHU, Somalia - The Somali Police forces have carried out a planned operation in Hamar district and arrested a man who is said to have slaughtered his cousin.
The man accused of slaughtering the boy whose age is said to be 8 years old, the Somali Police said that they are investigating further and the suspect will be brought to...
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo qaabilay wafdi caalami ah
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan xarunta ECES (European Centre for Electoral Support).
Mas’uuliyiintan oo ay ka mid ahaayeen; Fabio Bargiacchi oo ah aasaasaha iyo madaxa xarunta, kuxigeenkiisa Filiberto Ceriani Segrebondi iyo Julia Onnasch ayaa ugu horreyn Wasiirka Arrimaha Gudaha mudane Axmed Fiqi...
Two US Navy SEALs missing off the coast of Somalia are dead, officials say
WASHINGTON — The two US Navy SEALs who went missing off the coast of Somalia on January 11 are dead, US Central Command said after searching for them for 10 days.
“We regret to announce that after a 10-day exhaustive search, our two missing U.S. Navy SEALs have not been located and their status has been changed to deceased,” Central Command said in...












