Baadi-goobka shaqaale ka tirsan QM oo ka socda gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in ay baadigoobayaan ku dhawaad 10 qof oo Al-Shabaab qabsatay ka dib markii diyaarad Helicopter ah oo ay leedahay Qaramada Midoobay ay ku degtay Arbacadii degaan ku yaalla gobolka Galgaduud oo Al-Shabaab maamusho.
Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in rakaabkii iyo shaqaalihii diyaaradda wali la la'yahay, islamarkaana aysan ka warheyn halka ay ku dambeeyaan.
Saraakiisha...
FM Fidan discusses Türkiye-Somalia ties with Somali counterpart
ANKARA - Foreign Minister Hakan Fidan and the Somalian Foreign Affairs and International Cooperation Minister Ali Omar Balad discussed Türkiye-Somalia ties and regional developments in Ankara on Thursday.
No further information was shared about the closed-door meeting between Fidan and Balad.
Türkiye and Somalia, a Horn of Africa nation, have longstanding ties of friendship, security and development aid.
Since 2013, Türkiye has assumed...
China backs Somalia in row with Ethiopia about port deal
ISTANBUL - China extended support on Thursday to the “sovereignty and territorial integrity” of Somalia which is entangled in a dispute with Ethiopia concerning a port deal with Somaliland.
“China stands for upholding the purposes and principles of the UN Charter and supports countries in safeguarding sovereignty and territorial integrity,” said Mao Ning, spokeswoman for the Foreign Ministry.
“Somaliland is part...
Somalia army searching for hostages from UN helicopter
MOGADISHU, Somalia - Somalia's military said Thursday it was searching for a number of people "taken hostage" by the militant group Al-Shabaab after a UN helicopter made an emergency landing in hostile territory.
The United Nations has confirmed one of its choppers was involved in an "aviation incident" in central Galmudug state on Wednesday but said nothing about the fate...
Shiinaha oo war culus ka soo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Itoobiya iyo Somaliland ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad (MoU) 1dii bishan kaasoo la sheegay in Itoobiya ay aqoonsi rasmi ah uga bedelanayso Somaliland 20KM oo bad ah. Heshiiska ayaa xaalad cusub ka abuuray gobolka Geeska Afrika, iyadoo dowladda Soomaaliya ay ku micnaysay tallaabadan daandaansi dagaal iyo ku xad-gudub madax-banaanaida dalka.
Mao Ning, oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha...
Muxuu ahaa ujeedka shirka uu ka qayb-galay ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa ka qeyb galay kulan lagu difaacayay madaxbannaanida Soomaaliya oo ay soo agaasimeen machadka Heritage.
Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen xubno ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaannada labada aqal, aqoon-yahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa looga hadlay sidii looga arrinsan lahaa damaca gurracan ee Itoobiya ay ku...
Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo garab istaagtey Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Boqortooyada Sacuudi Carabiya bayaan ka soo baxay oo looga hadlay damaca dowladda Itoobiya ee badda Soomaaliya ayaa garab istaag xooggan loogu muujiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo lagu adkeeyay ilaalinta madaxbanaanida iyo midnimada dhulleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Bayaanka ayaa lagu sheegay muhiimadda ay leedahay u hoggaansanaanta mabaadi'da deris-wanaagga, lagana fogaado wax kasta oo xiisadda iyo colaadaha gobolka...
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo safiirka Shiinaha?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei Shengchao.
Danjiraha Shiinaha ayaa madaxweynaha la wadaagay taageerada dowladda shiinaha ee madax banaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay taageerada Shiinaha wuxuuna carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in loo...
Somali president, top EU diplomat discuss war on Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud today met with a delegation led by EU Special Envoy to the Horn of Africa Annette Weber in Mogadishu.
The two sides discussed the situation in the region and the role of the European Union in the development of Somalia, the fight against Al-Shabaab, and the rebuilding of the army.
"Annette Weber has confirmed...
Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo xilka la wareegay + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo xilka ku wareejiyey Madaxweyne Ku-xigeenka cusub Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor.
Munaasabadda oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Puntland, waxaa ka qeybgalay Garsoorka Puntland, Golaha Wasiirada, Saraakiisha Amniga Madaxtooyada, Agaasimeyaasha Madaxtooyada, la taliyeyaal Madaxtooyo iyo marti...











